{"id":525275,"date":"2024-11-22T14:34:04","date_gmt":"2024-11-22T11:34:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525275"},"modified":"2024-11-22T14:36:07","modified_gmt":"2024-11-22T11:36:07","slug":"wasaradda-beeraha-xfs-oo-soo-bandhigtay-cagaf-cagafyo-loogu-talagalay-beeralayda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaradda-beeraha-xfs-oo-soo-bandhigtay-cagaf-cagafyo-loogu-talagalay-beeralayda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasaradda Beeraha XFS oo soo bandhigtay Cagaf-cagafyo loogu talagalay Beeralayda Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir maareeye oo ka hadlay soo bandhigidda gawaaridaasi cagaf-cagafta ah ayaa sheegay in qalabkaan uu qeyb ka yahay dadaal ay waddo dowladda federaalka ah ee lagu taageerayo beeraleyda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa qiray in ka wasaarad ahaan ay ka go\u2019an tahay in dib loo soo nooleeyoo wax soo saarka beeraha si ayuu yiri loo gaaro isku filnaan xagga cuntada ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir maareeye waxa uu xusay in gawaaridaan cagaf-cagafta ah lagu wareejin doono Heyadda Onod oo qaabilsan taageeridda beeraleyda,gaar ahaan qodidda iyo \u00a0habeynta dhulka logu talagalay wax beeridda.<\/p>\n<p>Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS waxay xoogga saareysaa sidii sare loogu qaadi lahaa dhiirigalinta beeraleyda, iyadoo lala \u00a0kaashanaayo hey\u2019adaha caalamiga ah ee qaramada midooobay iyo dowladaha daneeya arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir maareeye oo ka hadlay soo bandhigidda gawaaridaasi cagaf-cagafta ah ayaa sheegay in qalabkaan uu qeyb ka yahay dadaal ay waddo dowladda federaalka ah ee lagu taageerayo beeraleyda Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa qiray in ka wasaarad ahaan ay ka go\u2019an tahay in dib loo soo nooleeyoo wax soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":525277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525275","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525275"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525279,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525275\/revisions\/525279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}