{"id":525268,"date":"2024-11-22T13:53:55","date_gmt":"2024-11-22T10:53:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525268"},"modified":"2024-11-22T13:56:53","modified_gmt":"2024-11-22T10:56:53","slug":"masuuliyiinta-dowladda-oo-boogaadiyay-daaweyn-iyo-qalliin-xagga-indhaha-ah-oo-ka-socda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuliyiinta-dowladda-oo-boogaadiyay-daaweyn-iyo-qalliin-xagga-indhaha-ah-oo-ka-socda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiinta Dowladda oo boogaadiyay daaweyn iyo qalliin xagga indhaha ah oo ka socda Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa maanta booqasho howled ku tagay Cisbitaalka Banaadir oo ay ka socdaan olole looga talagalay \u00a0daaweynta iyo qalliinka indhaha.<\/p>\n<p>Ololahaan oo maalintii 2 aad ka socda cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banadir,waxaa kormeerkaasi fuliyay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Marwo Drs Maryan Maxamed Husseen, Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arimaha Caafimaadka &amp; Nafaqada Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur.<\/p>\n<p>Booqashadaan howled oo ay sidoo kale ka qeybgaleen Guddoomiyaha arrimaha bulshada Xildhibaan Nadra Salah Abdi, Xildhibaan Qaladla Ali Awaale iyo masuuliyin ka socotay xafiiska Raiisul wasaaraha ,waxaa kormeer lagu sameeyay qaybaha ay shaqadu ka socotay sida xarumaha bukaan socodka ,saalada qalliinka iyo bukaan jiifka .<\/p>\n<p>Dr, Maryama Maxamed Husseen Waaiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada XFS iyo mas\u2019uuliyiintii kale ee la socotay waxa ay ammaaneen howsha samafalka ah ee ay sida wadajirka ah ay isaga kaashanayaan xarunta Samafalka ee Boqor Salmaan, Hay\u2019adda Albasar iyo Wasaaradda Caafimaadka XF Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhammaan madaxdaasi waxa ay u duceeyeen bukaanada Soomaaliyeed ee ka faa\u2019iideystay adeeggan muhiimka ah ee khuseeya indhaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-525273 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/bn.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/bn.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/bn-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/bn-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/bn-768x511.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/bn-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/bn-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/bn-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/bn-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa maanta booqasho howled ku tagay Cisbitaalka Banaadir oo ay ka socdaan olole looga talagalay \u00a0daaweynta iyo qalliinka indhaha. Ololahaan oo maalintii 2 aad ka socda cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banadir,waxaa kormeerkaasi fuliyay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Marwo Drs Maryan Maxamed Husseen, Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":525270,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525268","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525268"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525274,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525268\/revisions\/525274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}