{"id":525114,"date":"2024-11-20T12:43:29","date_gmt":"2024-11-20T09:43:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525114"},"modified":"2024-11-20T12:43:29","modified_gmt":"2024-11-20T09:43:29","slug":"wasiirka-isgaarsiinta-iyo-teknolojiyadda-xfs-oo-maanta-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafdi-ka-socda-undp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-isgaarsiinta-iyo-teknolojiyadda-xfs-oo-maanta-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafdi-ka-socda-undp\/","title":{"rendered":"Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda XFS oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda UNDP"},"content":{"rendered":"<p>\ud835\udde0\ud835\ude02\ud835\uddfe\ud835\uddf1\ud835\uddf6\ud835\ude00\ud835\uddf5\ud835\uddfc(SONNA):- Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (\ud835\udc12\ud835\udc0e\ud835\udc0e\ud835\udc0c\ud835\udc00\ud835\udc00\ud835\udc0b\ud835\udc08) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey madaxa ugu sareeya hay&#8217;adda UNDP ee Soomaaliya Mr. Leonel iyo xubno kale oo la socday.<\/p>\n<p>Kulanka dhex maray Wasiirka Isgaarsiinta XFS iyo madaxa ugu sareeya hay&#8217;adda UNDP Soomaaliya waxaa diiradda lagu saaray xoojinta horumarinta iyo sara uqaadista Digital-ka Dalka.<\/p>\n<p>Madaxa hay&#8217;adda UNDP ee Soomaaliya mr.Leonel ayaa balan qaaday inay wasaaradda kala shaqeyn doonaan sara uqaadista Degitaalka maadaama ay wasaaradu ka shaqeyso Howlaha ugu muhiimsan ee dhanka Isgaaraiinta iyo Teknolojiyadda.<\/p>\n<p>Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa dadaal adag ugu jira sidii loo tayeyn lahaa Teknolojiyada loogana faa&#8217;ideysan lahaa khuburada ka gacansiin karta howlaha la xiriirta Degitalka iyo guud ahaan Teknolojiyadda Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\ud835\udde0\ud835\ude02\ud835\uddfe\ud835\uddf1\ud835\uddf6\ud835\ude00\ud835\uddf5\ud835\uddfc(SONNA):- Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (\ud835\udc12\ud835\udc0e\ud835\udc0e\ud835\udc0c\ud835\udc00\ud835\udc00\ud835\udc0b\ud835\udc08) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey madaxa ugu sareeya hay&#8217;adda UNDP ee Soomaaliya Mr. Leonel iyo xubno kale oo la socday. Kulanka dhex maray Wasiirka Isgaarsiinta XFS iyo madaxa ugu sareeya hay&#8217;adda UNDP Soomaaliya waxaa diiradda lagu saaray xoojinta horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":525115,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525114","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525116,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525114\/revisions\/525116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}