{"id":525096,"date":"2024-11-19T18:23:15","date_gmt":"2024-11-19T15:23:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525096"},"modified":"2024-11-19T18:23:15","modified_gmt":"2024-11-19T15:23:15","slug":"madaxda-wasaaradda-warfaafinta-oo-ka-tacsiyeeysay-geerida-faanadda-faadumo-duur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-wasaaradda-warfaafinta-oo-ka-tacsiyeeysay-geerida-faanadda-faadumo-duur\/","title":{"rendered":"Madaxda wasaaradda warfaafinta oo ka tacsiyeeysay geerida faanadda Faadumo Duur"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Xayir Ducaale, Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo Howlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyootay Marxuumad Faadumo Maxamed Xasan (Faadumo Duur) oo ka mid ahaan jirtay Fanaaniinta Hobalada Qaranka.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Faadumo Duur waxay ka tirsanayd kooxda Heegan ee ciidanka booliska Soomaaliya, Waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariisto Marxuumada, kana waraabiyo Jannatul Fardowsa, qoyskii iyo ehelkii ay ka geeriyootayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Xayir Ducaale, Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo Howlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyootay Marxuumad Faadumo Maxamed Xasan (Faadumo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":525097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525096","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525098,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525096\/revisions\/525098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}