{"id":525072,"date":"2024-11-19T13:22:58","date_gmt":"2024-11-19T10:22:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525072"},"modified":"2024-11-19T13:23:32","modified_gmt":"2024-11-19T10:23:32","slug":"wejiga-labaad-ee-shirka-maareynta-maaliyadda-guud-oo-ka-furmay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wejiga-labaad-ee-shirka-maareynta-maaliyadda-guud-oo-ka-furmay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Wejiga labaad ee shirka Maareynta Maaliyadda Guud oo ka furmay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdirahman Mohamed Anas ayaa maanta si rasmi ah u furay wejiga labaad ee shirka Maareynta Maaliyadda Guud (PFM), oo ah tababar ku saabsan &#8220;IPSAS Cash Basis&#8221;, kaas oo socon doona muddo laba maalmood ah (19-20ka November 2024) magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Tababarkan ayaa diiradda lagu saarayaa mideynta habraacyada diyaarinta xisaabaadka sanadlaha ah, iyadoo la raacayo heerarka caalamiga ah ee IPSAS.<\/p>\n<p>Ujeeddadu waa in la xoojiyo hufnaanta, saxnaanta iyo kalsoonida dadweynaha ee maamulka dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Tababarku wuxuu ka qaybgalayaasha siinayaa fursad ay ku cusbooneysiiyaan aqoontooda, taasoo sare u qaadaysa wada shaqeynta iyo isku-xirnaanta heerarka maaliyadeed ee dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdirahman Mohamed Anas ayaa maanta si rasmi ah u furay wejiga labaad ee shirka Maareynta Maaliyadda Guud (PFM), oo ah tababar ku saabsan &#8220;IPSAS Cash Basis&#8221;, kaas oo socon doona muddo laba maalmood ah (19-20ka November 2024) magaalada Dhuusamareeb. Tababarkan ayaa diiradda lagu saarayaa mideynta habraacyada diyaarinta xisaabaadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":525073,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525072","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525072","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525072"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525074,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525072\/revisions\/525074"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525073"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}