{"id":525048,"date":"2024-11-19T09:44:48","date_gmt":"2024-11-19T06:44:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525048"},"modified":"2024-11-19T09:54:29","modified_gmt":"2024-11-19T06:54:29","slug":"cabdiraxmaan-cirro-oo-ku-guuleystay-doorashada-soomaaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cabdiraxmaan-cirro-oo-ku-guuleystay-doorashada-soomaaliland\/","title":{"rendered":"Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashada Soomaaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa-(SONNA)-Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa\u00a0 ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu ku guulaystay doorashadii madaxtinimada Xisbiga Waddani, isagoo helay codad gaarayo\u00a0 63.92%.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cirro ayaa noqonaya Madaxweyniha 6-aad ee maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku dhashay magaalda Hargeysa 1955-kii, 1978 illaa 1981 wuxuu ka soo shaqeeyay hay&#8217;ad la oran jiray horumarinta danwadaagaha Soomaaliya, 1981 ilaa 1988 wuxuu ahaa dibloomaasi ka howlgala wasaaradda arrimaha dibedda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cirro ayaa May 1988 illaa iyo 1996 wuxuu ahaa ku-xigeenka danjiraha iyo sii hayaha safaaradii Soomaaliya ee dalka Ruusha ee Moosko.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka guuleystay Madaxweynaha hadda xilka kasii dagaya Muuse Biixi Cabdi iyo musharax Faysal Cali Waraabe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(SONNA)-Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa\u00a0 ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu ku guulaystay doorashadii madaxtinimada Xisbiga Waddani, isagoo helay codad gaarayo\u00a0 63.92%. Cabdiraxmaan Cirro ayaa noqonaya Madaxweyniha 6-aad ee maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku dhashay magaalda Hargeysa 1955-kii, 1978 illaa 1981 wuxuu ka soo shaqeeyay hay&#8217;ad la oran jiray horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":525049,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525048","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525048","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525048"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525054,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525048\/revisions\/525054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525049"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}