{"id":525035,"date":"2024-11-18T21:56:59","date_gmt":"2024-11-18T18:56:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525035"},"modified":"2024-11-18T21:56:59","modified_gmt":"2024-11-18T18:56:59","slug":"wasaaradda-hawlaha-guud-iyo-unops-oo-kala-saxiixday-heshiiska-horumarinta-biyo-mareenada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-hawlaha-guud-iyo-unops-oo-kala-saxiixday-heshiiska-horumarinta-biyo-mareenada-baydhabo\/","title":{"rendered":"Wasaaradda hawlaha guud iyo UNOPS oo kala saxiixday heshiiska horumarinta biyo-mareenada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Heshiiskan oo ay kala saxiixdeen Wasiirka wasaaradda hawlaha guud dib-u-dhiska iyo guryaynta XFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur iyo Hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee UNOPS ayaa waxa lagu qaabeyn doonaa biyo-mareennada magaalada Baydhabo, iyadoo lagu dhisi doonaa awoodda aqooneed ee Ijineerada Wasaaradda iyo kuwa dawlad goboleedyada si loo helo dhismoyaal tayo leh.<\/p>\n<p>Ugu dambayn barnaamijkan oo socon doona muddo 15-bilood ah ayaa xoogga lagu saari doonaa sidii qiimayn iyo qaabayn loogu sameyn lahaa biyo-mareennada magaalada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Heshiiskan oo ay kala saxiixdeen Wasiirka wasaaradda hawlaha guud dib-u-dhiska iyo guryaynta XFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur iyo Hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee UNOPS ayaa waxa lagu qaabeyn doonaa biyo-mareennada magaalada Baydhabo, iyadoo lagu dhisi doonaa awoodda aqooneed ee Ijineerada Wasaaradda iyo kuwa dawlad goboleedyada si loo helo dhismoyaal tayo leh. Ugu dambayn barnaamijkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":525036,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525035","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525035"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525037,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525035\/revisions\/525037"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}