{"id":525004,"date":"2024-11-18T12:01:27","date_gmt":"2024-11-18T09:01:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525004"},"modified":"2024-11-18T12:01:44","modified_gmt":"2024-11-18T09:01:44","slug":"ciiidanka-nisa-oo-gacanta-kusoo-dhigay-dhagar-qabe-katirsanaa-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciiidanka-nisa-oo-gacanta-kusoo-dhigay-dhagar-qabe-katirsanaa-khawaarijta\/","title":{"rendered":"CIiidanka NISA oo gacanta kusoo dhigay dhagar qabe katirsanaa khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Hay&#8217;adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabe ka tirsan Khawaariijta oo u qaabilsanaa hubinta badqadka gaadiidka ay Khawaariijta u adeegsadaan qaraxyada.<\/p>\n<p>Dhagar-qabaha oo lagu magacaabo Cabdinaasir Maxamed Xasan (Xaaji) ayaa xubin ka ah Shabakadda Qaraxyada iyo Naftood-haligayaasha Khawaariijta, isaga oo u qaabilsanaa hubinta iyo sameynta gaadiidka kahor inta aan loo adeegsan Ismiidaaminta, maadaama uu yahay xirfadle Makaanikiiste ah.<\/p>\n<p>Dhagar-qabahan waxa uu ku lug-lahaa cilad bixinta ilaa Sagaal gaari o0 loo adeegsadey gummaadka Shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan, kaas oo ugu dambeeyay gaarigii Harrier-ta ahayd ee lagu qarxiyey SYL Hotel, isaga oo deegaanka Ceelasha Biyaha uga soo dhiibay dhagar-qabe Cabdinaasir Daahir Nuur Jimcaale (Guri ma leedahay) oo xukunsane ah.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda NISA waxaa ka go&#8217;an ciribtirka cadowga khawaariijta ah ee beegsanaya dadka Shacabka ah iyo cid walba oo kaalin ku leh la shaqeyntooda.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_241118_115655_216.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-525005 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241118-WA0002.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241118-WA0002.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241118-WA0002-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241118-WA0002-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241118-WA0002-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241118-WA0002-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241118-WA0002-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Hay&#8217;adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabe ka tirsan Khawaariijta oo u qaabilsanaa hubinta badqadka gaadiidka ay Khawaariijta u adeegsadaan qaraxyada. Dhagar-qabaha oo lagu magacaabo Cabdinaasir Maxamed Xasan (Xaaji) ayaa xubin ka ah Shabakadda Qaraxyada iyo Naftood-haligayaasha Khawaariijta, isaga oo u qaabilsanaa hubinta iyo sameynta gaadiidka kahor inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":525006,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525004","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525004"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525007,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525004\/revisions\/525007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525006"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}