{"id":524953,"date":"2024-11-17T11:13:35","date_gmt":"2024-11-17T08:13:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524953"},"modified":"2024-11-17T11:13:35","modified_gmt":"2024-11-17T08:13:35","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay-kadib-ka-qeybgalkii-shirkii-baarlamaannada-%f0%9d%90%84%f0%9d%90%80%f0%9d%90%82","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay-kadib-ka-qeybgalkii-shirkii-baarlamaannada-%f0%9d%90%84%f0%9d%90%80%f0%9d%90%82\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay kadib ka qeybgalkii shirkii Baarlamaannada (\ud835\udc04\ud835\udc00\ud835\udc02)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu magaalada Nayroobi uga qeyb galay shirka 18aad ee Guddomiyeyaasha Baarlamaannada Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (\ud835\udc04\ud835\udc00\ud835\udc02)<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa sheegay in ku biirista Soomaaliya ee Ururka Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ay muhiimad wayn u leedahay Ururka iyo dalkeenna, maadaama Soomaaliya ay leedahay Khayraad fara badan oo dabiici ah, dhul qani ah iyo bulsho firfirkoon oo leh hal-abuur ganacsi, karti iyo u adkaysiga xaaladaha kala duwan ee ganacsiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in midowgan uu tusaale wanaagsan u yahay dhammaan dowladaha qaaradda Afrika inay midoobaan ayna ka wada faa&#8217;iidaystaan khayraadka dhulalkooda, iskana kaashadaan arrimaha nabadgelyada iyo horumarinta dhaqaalaha iyo bulsho ee dadyowga qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-524954\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0005-300x194.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"194\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0005-300x194.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0005-1024x662.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0005-768x497.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0005-1536x994.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0005-2048x1325.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0005-860x556.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-524955\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0006-276x300.jpg\" alt=\"\" width=\"276\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0006-276x300.jpg 276w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0006-943x1024.jpg 943w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0006-768x834.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0006-1415x1536.jpg 1415w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0006-1886x2048.jpg 1886w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0006-860x934.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241117-WA0006-1536x1668.jpg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 276px) 100vw, 276px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu magaalada Nayroobi uga qeyb galay shirka 18aad ee Guddomiyeyaasha Baarlamaannada Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (\ud835\udc04\ud835\udc00\ud835\udc02) Guddoomiyaha oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa sheegay in ku biirista Soomaaliya ee Ururka Goboleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":524954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524953","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524953"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524956,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524953\/revisions\/524956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}