{"id":524929,"date":"2024-11-16T15:40:37","date_gmt":"2024-11-16T12:40:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524929"},"modified":"2024-11-16T15:44:19","modified_gmt":"2024-11-16T12:44:19","slug":"wasiir-fiqi-waxaa-jira-masuuliyiin-magac-dilka-dalka-dowlado-shisheeye-lacago-uga-soo-qaatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-waxaa-jira-masuuliyiin-magac-dilka-dalka-dowlado-shisheeye-lacago-uga-soo-qaatay\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi&#8221; Waxaa jira mas&#8217;uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay&#8221;,"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"message\">\n<div id=\":r11v:\" class=\"x1l90r2v x1pi30zi x1swvt13 x1iorvi4\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Amb: Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan mas&#8217;uuliyiin Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay in ay magac dilaan dalka, wuxuuna hoosta ka xariiqay in ay tallaabo ka qaadi doonaan mas&#8217;uuliyiintaas oo uu sheegay in ay garanayaan, haddii ay ka tanaasuli waayaan waddadaas qaldan oo ay ku socdaan.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"xqtp20y x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\"><\/div>\n<div>&#8221; Dalkan, waxaan oganahay rag mas&#8217;uuliyiin ah oo lacag lagu soo siiyay oo dowlado kale ay lacag soo siiyeen oo aan haynaa xaqiiqdood, magac dil sameeyaan biilna ku qaata, waan oganahay dadkaas, weyna is ogyihiin, dadkaas in ay daka soo hor istaagaan ma ahayn oo waliba Soomaali in ay wax u sheegaan,&#8221;.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sidoo kale, Wasiir Fiqi. ayaa tilmaamay in maalin maalmaha ka mid ah kashifi doonaan mas&#8217;uuliyiintaas haddii ay ka joogi waayaan arrimaha gurracan ee magac dilka ku ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>&#8221;Waa kashifeynaa maalinkeeeda haddii ay xishoon waayaan oo ka joogi waayaan bannaanka ayaa la soo dhigayaa, mucaarad waa ahaan jirnay waxna waa sheegi jirnay, haddii ay wax wanaagsan sameysanaha waa taageeri jirnay,&#8221;.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ugu dambeyn, Amb: Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in ay muhiim tahay in mucaaradka siyaasadda u kala socnaadaan waxyaabaha xukunka lagu kala ridanayo iyo dalka sumcad dilkiisa.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Amb: Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan mas&#8217;uuliyiin Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay in ay magac dilaan dalka, wuxuuna hoosta ka xariiqay in ay tallaabo ka qaadi doonaan mas&#8217;uuliyiintaas oo uu sheegay in ay garanayaan, haddii ay ka tanaasuli waayaan waddadaas qaldan oo ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":507622,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524929","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524929"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524931,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524929\/revisions\/524931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}