{"id":524889,"date":"2024-11-15T22:42:28","date_gmt":"2024-11-15T19:42:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524889"},"modified":"2024-11-15T22:42:28","modified_gmt":"2024-11-15T19:42:28","slug":"aun-axmed-maxamed-siilaanyo-oo-ku-geeriyooday-magaalada-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/aun-axmed-maxamed-siilaanyo-oo-ku-geeriyooday-magaalada-hargeysa\/","title":{"rendered":"AUN Axmed Maxamed Siilaanyo oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Hargeysa, (SONNA):- Madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen mas\u2019uuliyiinta maamulka Somaliland ee waqooyga Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Siilaanyo, oo hoggaamiyey Somaliland intii u dhaxaysay 2010 ilaa 2017, ayaa ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu waaweyn ee deegaanka, isagoo door weyn ku lahaa siyaasadda iyo horumarinta maamulka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in marxuumka lagu aasi doono maalinta Isniinta magaalada Hargeysa.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa, (SONNA):- Madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen mas\u2019uuliyiinta maamulka Somaliland ee waqooyga Soomaaliya. Siilaanyo, oo hoggaamiyey Somaliland intii u dhaxaysay 2010 ilaa 2017, ayaa ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu waaweyn ee deegaanka, isagoo door weyn ku lahaa siyaasadda iyo horumarinta maamulka. Maamulka Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":524890,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524889","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524889"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524891,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524889\/revisions\/524891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524890"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}