{"id":524875,"date":"2024-11-15T13:32:14","date_gmt":"2024-11-15T10:32:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524875"},"modified":"2024-11-15T13:37:04","modified_gmt":"2024-11-15T10:37:04","slug":"madaxweynaha-angola-oo-waraaqihii-aqoonsiga-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-angola-oo-waraaqihii-aqoonsiga-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Angola oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee\u00a0 Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Angola Jo\u00e3o Manuel Gon\u00e7alves Louren\u00e7o ayaa warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Isaaq,kaas oo fadhigiisu noqon doono caasimadda Luanda ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Kulankii qaabilaadda kadib waxaa labada dhinac ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal,gaar ahaan arrimaha \u00a0siyaasadda,dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.<\/p>\n<p>Safiirka cusub ee Soomaaliya waxaa mudadii ay socotay xafladda gudbinta waraaqaha aqoonsiga uu sallaan uu ka sidday madaxweyne Xasan Sheekh uu gaarsiiyay madaxweynaha Angola Jo\u00e3o Louren\u00e7o.<\/p>\n<p>Safiika Soomaaliya Maxamed Sheekh Isaa ayaa lafilayaa in saacadaha soo socda uu la kulmo jaaliyadda Soomalida ee ku dhaqan dalkaasi si uu ugu gudbiyo waxqabadka dowladda iyo horumaradii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Angola Jo\u00e3o Manuel Gon\u00e7alves Louren\u00e7o ayaa warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Isaaq,kaas oo fadhigiisu noqon doono caasimadda Luanda ee dalkaasi. Kulankii qaabilaadda kadib waxaa labada dhinac ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal,gaar ahaan arrimaha \u00a0siyaasadda,dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada. Safiirka cusub ee Soomaaliya waxaa mudadii ay socotay xafladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":524877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524875","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524875","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524875"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524879,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524875\/revisions\/524879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}