{"id":524857,"date":"2024-11-15T08:55:56","date_gmt":"2024-11-15T05:55:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524857"},"modified":"2024-11-15T08:59:07","modified_gmt":"2024-11-15T05:59:07","slug":"kulan-la-tashi-ah-oo-la-xiriiray-hindisaha-xeerarka-ururada-iyo-xisbiyadda-oo-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-la-tashi-ah-oo-la-xiriiray-hindisaha-xeerarka-ururada-iyo-xisbiyadda-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Kulan la tashi ah oo la xiriiray hindisaha xeerarka ururada iyo xisbiyadda oo Muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamiid ah ururada bulshada rayidka, siyaasiyiinta xisbiyada \u00a0\u00a0iyo khuburo cilmi baarayaal ah ayaa kaqeybgalay kulan ku saabsanaa nidaamka xisbiyada iyo sida dalka ay uga suurtagali karto doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>Kulankaan oo ahaa mid latashi ah waxaa xubnihii kaqeybgalay ay si saraaxad leh uga doodeen ahmiyadda doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda dalka iyo sida looheli karo tirakoob sax ah,amni iyo dastuur madaxbannaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddigga kmg ah ee labada aqal u xilsaaran diyaarinta xerarka doorashiiyinka, kan ururada siyaasadda iyo dhismaha guddigga doorashooyinka Xildhibaan Mahad Naxaned Guuleed oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay in doodaha wax ku oolka ah ee ay soo jeediyeen ka qeybgalayaasha ay muujinayaan baahida loo qabo dooraho qof iyo cod ah oo ka dhacda dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-524862 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/la-tashi-2.png\" alt=\"\" width=\"1152\" height=\"671\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/la-tashi-2.png 1152w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/la-tashi-2-300x175.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/la-tashi-2-1024x596.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/la-tashi-2-768x447.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/la-tashi-2-860x501.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1152px) 100vw, 1152px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamiid ah ururada bulshada rayidka, siyaasiyiinta xisbiyada \u00a0\u00a0iyo khuburo cilmi baarayaal ah ayaa kaqeybgalay kulan ku saabsanaa nidaamka xisbiyada iyo sida dalka ay uga suurtagali karto doorasho qof iyo cod ah. Kulankaan oo ahaa mid latashi ah waxaa xubnihii kaqeybgalay ay si saraaxad leh uga doodeen ahmiyadda doorasho qof iyo cod ah oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":524859,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524857","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524857"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524863,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524857\/revisions\/524863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}