{"id":524853,"date":"2024-11-14T22:15:56","date_gmt":"2024-11-14T19:15:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524853"},"modified":"2024-11-14T22:15:56","modified_gmt":"2024-11-14T19:15:56","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka u jooga Soomaaliya Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mr. Alper Aktas.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo badan oo ay ka mid yihiin qorshayaasha dib-u-habeynta Maaliyadda iyo taageerada joogtada ah ee Dowladda Turkiga ay la garab taagan tahay Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Turkigu waxa ay qeyb weyn ku leedahay dadaalka dib-u-dhiska dhaqaalaha guud iyo taageerada qeybo badan oo horumarka Soomaaliya ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka u jooga Soomaaliya Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mr. Alper Aktas. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo badan oo ay ka mid yihiin qorshayaasha dib-u-habeynta Maaliyadda iyo taageerada joogtada ah ee Dowladda Turkiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":524854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524853","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524855,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524853\/revisions\/524855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}