{"id":524764,"date":"2024-11-13T12:18:46","date_gmt":"2024-11-13T09:18:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524764"},"modified":"2024-11-13T12:50:27","modified_gmt":"2024-11-13T09:50:27","slug":"wasiir-cadaalla-oo-kormeer-ku-tegay-xarunta-diyaarinta-qorshaha-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-cadaalla-oo-kormeer-ku-tegay-xarunta-diyaarinta-qorshaha-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiir Cadaalla oo kormeer ku tegay xarunta diyaarinta qorshaha Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaalla oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta\u00a0 ayaa saaka kormeer ku tagay xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka halkaas oo ay ka socoto diyaarinta Qorshaha horumarinta Warbaahinta qaran wasiir Cadaalla ayaa ku dhiirigaliyay hawlwadeenada kala duwan shaqada muhiimka ah ay u haayaan Qaranka.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaalla \u201cWaxaa halkaan lagu diyaarinayaa qorshaha dalkaan lagu hoggaami doono 5 sano kadib, waxaana laga faa\u2019iidayaa horumaro dhinac walba leh.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 16-kii Bishii October ee sanadka si rasmi ah u daah furay Qorista Qorshaha Isbadalka Qaranka, kaasi oo hadda diyaarintiisa ay ku howlanyihiin masuuliyiin iyo howlwadeenno kala duwan oo ka socda Wasaaradaha iyo Hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaalla oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta\u00a0 ayaa saaka kormeer ku tagay xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka halkaas oo ay ka socoto diyaarinta Qorshaha horumarinta Warbaahinta qaran wasiir Cadaalla ayaa ku dhiirigaliyay hawlwadeenada kala duwan shaqada muhiimka ah ay u haayaan Qaranka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":524767,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524764","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524764"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524768,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524764\/revisions\/524768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524767"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}