{"id":524758,"date":"2024-11-13T09:46:20","date_gmt":"2024-11-13T06:46:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524758"},"modified":"2024-11-13T09:49:13","modified_gmt":"2024-11-13T06:49:13","slug":"shacabka-somaliland-oo-saakay-u-dareeray-codbixinta-doorashooyinka-madaxtinimo-ee-maamulkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shacabka-somaliland-oo-saakay-u-dareeray-codbixinta-doorashooyinka-madaxtinimo-ee-maamulkaasi\/","title":{"rendered":"Shacabka Soomaaliland oo saakay u dareeray doorashooyinka Madaxtinimo ee maamulkaasi\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shacabka maamulka Somaliland ee gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa saakay u dareeray codbixinta doorashooyinka Madaxtinimo ee maamulkaasi.<\/p>\n<p>Inta badan dadweynaha magaalooyinka waaweyn ee maamulka Somaliland ee kala ah Hargeysa, Berbera, Boorama, Burco iyo Gibileey ayaa aroornimadii hore ee saakay safaf dhaadheer loo galay iney codadkooda dhiibtaan dadweynaha waxaana doorashadaasi oo ay ku tartamayaan 3 xisbi Siyasaadeed oo u tartamaya Madaxweynaha, halka toban ururna ay u tartamayaan iney xisbiyo noqdaan.<\/p>\n<p>Ammaanka goobaha ay doorashooyinka ka dhacayaan ayaa si aad ah loo adkeeyey ayadoo dhammaan dhinacyada tartamayana ay shacabka ku booriyeen iney si nabad ah codadkooda u dhiibtaan.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa horey u bogaadisay nidaamka doorashooyinka maamulka Somaliland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-524760\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/FB_IMG_1731480217020.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"721\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/FB_IMG_1731480217020.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/FB_IMG_1731480217020-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/FB_IMG_1731480217020-1024x684.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/FB_IMG_1731480217020-768x513.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/FB_IMG_1731480217020-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/FB_IMG_1731480217020-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/FB_IMG_1731480217020-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/FB_IMG_1731480217020-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shacabka maamulka Somaliland ee gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa saakay u dareeray codbixinta doorashooyinka Madaxtinimo ee maamulkaasi. Inta badan dadweynaha magaalooyinka waaweyn ee maamulka Somaliland ee kala ah Hargeysa, Berbera, Boorama, Burco iyo Gibileey ayaa aroornimadii hore ee saakay safaf dhaadheer loo galay iney codadkooda dhiibtaan dadweynaha waxaana doorashadaasi oo ay ku tartamayaan 3 xisbi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":524759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524758","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524758","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524758"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524763,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524758\/revisions\/524763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}