{"id":524577,"date":"2024-11-09T13:55:59","date_gmt":"2024-11-09T10:55:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524577"},"modified":"2024-11-09T13:55:59","modified_gmt":"2024-11-09T10:55:59","slug":"gudidda-labada-aqal-ee-diyaarinta-shuruucda-doorashooyinka-ayaa-doortay-guddoomiye-iyo-guddoomiye-kuxigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudidda-labada-aqal-ee-diyaarinta-shuruucda-doorashooyinka-ayaa-doortay-guddoomiye-iyo-guddoomiye-kuxigeen\/","title":{"rendered":"Gudidda Labada Aqal ee Diyaarinta Shuruucda doorashooyinka ayaa doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye kuxigeen"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Ku meel gaarka ah labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha oo kulan yeeshay, ayaa Guddoomiyaha Guddiga u doortay Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed halka Sanatar Iftiin Xasan Iimaan Baasto loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Guddiga.<\/p>\n<p>Doorashada oo u dhacday hab gacan taag ah waxaa goob joog ahaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abahirow oo ay wehliyaan hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare Sanatar Samsam Ibraahim Cali iyo sidoo kale Xoghayayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Ku meel gaarka ah labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha oo kulan yeeshay, ayaa Guddoomiyaha Guddiga u doortay Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed halka Sanatar Iftiin Xasan Iimaan Baasto loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Guddiga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":524578,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524577","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524577","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524577"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524579,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524577\/revisions\/524579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524578"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}