{"id":524566,"date":"2024-11-09T11:26:26","date_gmt":"2024-11-09T08:26:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524566"},"modified":"2024-11-09T11:26:26","modified_gmt":"2024-11-09T08:26:26","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-la-qaatay-madaxa-xafiiska-usaid-ee-soomaaliya-catie-lott","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-la-qaatay-madaxa-xafiiska-usaid-ee-soomaaliya-catie-lott\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SODMA oo kulan la qaatay madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya Catie Lott"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):&#8217;Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha, tayaynta aqoonta hay\u2019adaha dowladda iyo qodobbo kale la hadlay madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya Catie Lott oo ay wehliyeen xubno ka tirsan kooxda USIAD ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo sii adkeyn lahaa dadaallada gargaarka, in la xoojiyo howlaha korjogteynta ee Hay\u2019adda SoDMA heyso iyo in la maal-galiyo mashaariicda adkeysiga, gaar ahaan in gacansiyo yaryar loo abuuro dadka nugul, lagana hortago in ay degaannadooda nolol xumo uga bara-kacaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, kulanka waxaa diiradda lagu saaray in la joogo xilligii Dowladda Soomaaliya toos loo soo marsiin lahaa deeqaha dibadda ka yimaada iyo in la iska kaashado dhisidda kartida hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda si loo buuxiyo firaaqa jira.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn, Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA Maxamuud Macallin ayaa taageerada joogtada ah ee dhan kasta leh kaga mahad-celiyay Dowladda Maraykanka, gaar ahaan Hay\u2019adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):&#8217;Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha, tayaynta aqoonta hay\u2019adaha dowladda iyo qodobbo kale la hadlay madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya Catie Lott oo ay wehliyeen xubno ka tirsan kooxda USIAD ee Muqdisho. Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo sii adkeyn lahaa dadaallada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":524567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524566","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524568,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524566\/revisions\/524568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}