{"id":524543,"date":"2024-11-08T14:16:53","date_gmt":"2024-11-08T11:16:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524543"},"modified":"2024-11-08T14:16:53","modified_gmt":"2024-11-08T11:16:53","slug":"ciidanka-dowladda-oo-gobolka-sh-dhexe-ku-dilay-19-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-dowladda-oo-gobolka-sh-dhexe-ku-dilay-19-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka Dowladda oo Gobolka Sh\/ Dhexe ku dilay 19 khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 19 Dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka NISA ay ka fuliyeen meel u dhow deegaanka Yaaqle ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa yimid kadib markii maleesjhiyaadka Al-Shabaab ay isugu tageen goob qarsoodi ah oo cadowgu ay doonayeen inay isku aruursadaansi ay u sameeyaan falal lid ku ah shacabka.<\/p>\n<p>Goobta uu howlgalku ka dhacay ee la beegsaday ayaa waxaa ka kacay dab weyn iyo qaraxyo,taaasi oo muujineysa in halkaasi looga gubay saanad iyo hub kala duwan.<\/p>\n<p>Ciidanka qaranka waxaa ka go\u2019an in ay meel kasta ku beegsadaan cadowga khawaarijta ee u hanqaltaagaya dhibaateynta shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 19 Dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka NISA ay ka fuliyeen meel u dhow deegaanka Yaaqle ee Gobalka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkaan ayaa yimid kadib markii maleesjhiyaadka Al-Shabaab ay isugu tageen goob qarsoodi ah oo cadowgu ay doonayeen inay isku aruursadaansi ay u sameeyaan falal lid ku ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":524545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524543","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524544,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524543\/revisions\/524544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}