{"id":524529,"date":"2024-11-08T11:40:45","date_gmt":"2024-11-08T08:40:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524529"},"modified":"2024-11-08T13:22:00","modified_gmt":"2024-11-08T10:22:00","slug":"dowlada-fs-oo-dalka-ku-soo-celisay-koox-dhalinyaro-ah-oo-ku-xanibnaa-xeebaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowlada-fs-oo-dalka-ku-soo-celisay-koox-dhalinyaro-ah-oo-ku-xanibnaa-xeebaha\/","title":{"rendered":"Dowlada FS oo dalka ku soo celisay koox dhalinyaro ah oo ku xanibnaa xeebaha Tunisia"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 24 dhalinyaro oo uu ku jiray ilmo ka yar 11 bil , kadib kolkii laga soo badbaadiyey kooxaha loo yaqaanno magafaha ee ka howlgala xeebaha DalkaTunisia.<\/p>\n<p>Kooxahaan dhallinyarada ah ayaa waxaa manta aroonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo qoysaska dadkaasi dhallinyarada ah.<\/p>\n<p>Ergeyga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Soogalootiga iyo Xuquuqda Carruurta Maryan Yaasiin Yuusuf ayaa sheegtay in DFS ay ka go\u2019an tahay inay Dalka dib ugu soo celiso Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee gacanta ugu jira kooxaha Magafayaasha ah ee ka ganacsada dhiigga dadka tahriibka ah ee ku safra xeebaha dalalka shisheeye.<\/p>\n<p>DFS waxay u mahad celineysaa Midowga Yurub oo maalgeliyay fulinta barnaamijkan dalka dib loogu soo celinayo dalka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dibedda ku xanibnaa. Waxaa sidoo kale ay DFS u mahadcelinaysaa hay\u2019adaha kale ee gacanta ka geystay fududeynta barnaamijkan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 24 dhalinyaro oo uu ku jiray ilmo ka yar 11 bil , kadib kolkii laga soo badbaadiyey kooxaha loo yaqaanno magafaha ee ka howlgala xeebaha DalkaTunisia. Kooxahaan dhallinyarada ah ayaa waxaa manta aroonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo qoysaska dadkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":524535,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524529","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524529"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524541,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524529\/revisions\/524541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}