{"id":524522,"date":"2024-11-08T10:10:51","date_gmt":"2024-11-08T07:10:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524522"},"modified":"2024-11-08T10:10:51","modified_gmt":"2024-11-08T07:10:51","slug":"guddiga-arimaha-dibadda-baarlamaanka-soomaaliya-oo-kulan-muhiim-ah-la-qaatay-safiirka-shiinaha-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-arimaha-dibadda-baarlamaanka-soomaaliya-oo-kulan-muhiim-ah-la-qaatay-safiirka-shiinaha-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddiga Arimaha Dibadda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan muhiim ah la qaatay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026 Xoghayaha Gudigda Arimaha dibadda Iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sayid Cali\u00a0 Isaaq Maxamed ayaa Magaalada Muqdsiho kula kulmay Danjiraha Jamhuuriyada Shacabka Shiinaha u fadhiya\u00a0 Soomaaliya Mr. Wang Yu.<\/p>\n<p>Labada dhinac waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,gaar ahaan sii adkeynta shaqada labada Baarlamaan ee dhinaca xiriirka \u00a0arrimaha dibadda.<\/p>\n<p>Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wang Yu ayaa ka hadlay xiriirka qotoda dheer ee ka dhexeeya Shinaha Iyo Soomaaliya, isaga oo xusay ahmiyada ay leedahay Iskaashiga saaxiibtinimada ku dhisan ee ka dhaxeeya labada dal.<\/p>\n<p>Xoghayaha Gudiga Arimaha dibadda Iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa safiirka uga mahadceliyey dowladda Shiinaha taageeradeeda Soomaaliya,waxa ayna ugu dambeyn isku afgarteen In la xoojiyo wada shaqeyn waarta oo dhexmarta dhinacyada baarlamaanka iyo dowladahaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026 Xoghayaha Gudigda Arimaha dibadda Iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sayid Cali\u00a0 Isaaq Maxamed ayaa Magaalada Muqdsiho kula kulmay Danjiraha Jamhuuriyada Shacabka Shiinaha u fadhiya\u00a0 Soomaaliya Mr. Wang Yu. Labada dhinac waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,gaar ahaan sii adkeynta shaqada labada Baarlamaan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":524524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524522","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524522"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524525,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524522\/revisions\/524525"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}