{"id":524458,"date":"2024-11-07T11:09:18","date_gmt":"2024-11-07T08:09:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524458"},"modified":"2024-11-07T11:09:18","modified_gmt":"2024-11-07T08:09:18","slug":"ciidanka-nisa-oo-gacanta-ku-dhigay-labo-xubnood-oo-khawaarijta-u-qaabilsanaa-sahanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-nisa-oo-gacanta-ku-dhigay-labo-xubnood-oo-khawaarijta-u-qaabilsanaa-sahanka\/","title":{"rendered":"Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay labo xubnood oo Khawaarijta u qaabilsanaa sahanka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho, (SONNA):- Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka kooban labo xubnood oo khawaarijta u qaabilsanaa qeybta sahanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sirdoonka dalka oo hayay xogta dhagar qabeyaashan isla markaana in muddo ah ku daba jiray ayaa ugu dambeyn ku guulaystay in la qabto iyaga oo ku jira sahminta goobo ay rabeen in ay Khawaarijtu ku dhibaateyso shacabka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Labada dhagar qabe ee la qabtay ayaa kala ah dhagar-qabe Sakariye oo uu dhalay Saciid Cabdullahi Sulsul oo Khawaarijta u qaabilsan qaybta sahanka goobaha ay damacsan yihiin in ay shacabka ku dhibaateeyaan ee Gobalka Banaadir iyo Cabdullaahi Axmed Xasan oo ah Sargaal ka tirsanaa dowladda kaas oo qiyaanay dowladdiisa iyo shacabkiisa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Xubnaha la qabtay ayaa qirtay fal dambiyeedka lagu soo qabtay iyo dhagaro kale oo ka horreeyay oo Khawaarijtu ay ku waxyeeleeyeen dad shacab ah.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-524460 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/8b46e3da-6fa9-47cf-a041-09741bd6649f.jpg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/8b46e3da-6fa9-47cf-a041-09741bd6649f.jpg 763w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/8b46e3da-6fa9-47cf-a041-09741bd6649f-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/8b46e3da-6fa9-47cf-a041-09741bd6649f-723x1024.jpg 723w\" sizes=\"auto, (max-width: 763px) 100vw, 763px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka kooban labo xubnood oo khawaarijta u qaabilsanaa qeybta sahanka. Sirdoonka dalka oo hayay xogta dhagar qabeyaashan isla markaana in muddo ah ku daba jiray ayaa ugu dambeyn ku guulaystay in la qabto iyaga oo ku jira sahminta goobo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":524459,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524458","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524458"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524461,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524458\/revisions\/524461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524459"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}