{"id":524449,"date":"2024-11-07T10:21:41","date_gmt":"2024-11-07T07:21:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524449"},"modified":"2024-11-07T10:37:56","modified_gmt":"2024-11-07T07:37:56","slug":"shir-weynaha-u-adkaysiga-aafooyinka-ee-soomaaliya-oo-galay-maalintii-labaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-weynaha-u-adkaysiga-aafooyinka-ee-soomaaliya-oo-galay-maalintii-labaad\/","title":{"rendered":"Shir-weynaha u Adkaysiga Aafooyinka ee Soomaaliya oo galay maalintii labaad"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho, (SONNA): Shir-weynaha u Adkaysiga Aafooyinka ee Soomaaliya oo maalintii labaad ka socda Muqdisho, waxaa lagu soo bandhigay cilmi-baarisyo iyo daraasado ku saabsan xal u helidda mushkiladaha dalka ku soo laalaabtay. <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Shirkan oo si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Jaamacadda Muqdisho, ayaa waxa uu muhiimad gaar ah siiyay sidii looga hortagi lahaa saameynta ay musiibooyinku ku leeyihiin bulshada iyo deegaanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddoomiye ku xigeenka SoDMA, Dr. Axmed Aadan, oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Guddiga Qaban-qaabada shirkan, ayaa ka qeyb-galayaasha maalinta labaad ku soo dhaweeyay shirka, isaga oo tilmaamay in wada-shaqeynta cilmi-baarista iyo siyaasadda ay muhiim u tahay xal u helidda dhibaatooyinka soo noqnoqda ee dalka ka jira.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Dhinaca kale, Nasiima Abuukar, khabiir aqoon durugsan u leh arrimaha gargaarka bani\u2019aadannimo iyo ka-hortagga khilaafaadka, ayaa shirkan ku soo bandhigtay daraasad la xiriirta barakaca ay sababeen musiibooyinka, iyo sida loo hirgelin karo istaraatiijiyado lagu maareeyo khataraha iyo tacaddiyada ka dhasha musiibooyinka. <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Daraasadda Nasiima ayaa sidoo kale iftiimisay baahida loo qabo qorshayaal waara oo lagu xalliyo dhibaatada barakacayaasha iyo dadka ay ka dhaxleen tacaddiyada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sidoo kale, Maryama Diini Maxamed oo ah cilmi-baare ku xeel-dheer howlaha la xariira xuquuqul insaanka iyo horumarinta bulshada, qeybna ka ah maamulka Jaamacadda Muqdisho, ayaa Shir-weynaha ka jeedisay daraasad cilmiyeed ku saabsan barakaca iyo culeysyada dib-u-dejinta ay musiibooyinku ku keeneen Soomaaliya, dhibaatooyinka jira iyo xalka looga gudbi karo.<\/span><\/p>\n<figure id=\"attachment_524455\" aria-describedby=\"caption-attachment-524455\" style=\"width: 1080px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-524455 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/c3944f52-aa91-4fa1-9755-bbf6d8f9ef66.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/c3944f52-aa91-4fa1-9755-bbf6d8f9ef66.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/c3944f52-aa91-4fa1-9755-bbf6d8f9ef66-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/c3944f52-aa91-4fa1-9755-bbf6d8f9ef66-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/c3944f52-aa91-4fa1-9755-bbf6d8f9ef66-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/c3944f52-aa91-4fa1-9755-bbf6d8f9ef66-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/c3944f52-aa91-4fa1-9755-bbf6d8f9ef66-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/c3944f52-aa91-4fa1-9755-bbf6d8f9ef66-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/c3944f52-aa91-4fa1-9755-bbf6d8f9ef66-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-524455\" class=\"wp-caption-text\">Maryama Diini Maxamed<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Shir-weynaha u Adkaysiga Aafooyinka ee Soomaaliya oo maalintii labaad ka socda Muqdisho, waxaa lagu soo bandhigay cilmi-baarisyo iyo daraasado ku saabsan xal u helidda mushkiladaha dalka ku soo laalaabtay. Shirkan oo si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Jaamacadda Muqdisho, ayaa waxa uu muhiimad gaar ah siiyay sidii looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":524450,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524449","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524449","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524449"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524457,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524449\/revisions\/524457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}