{"id":524425,"date":"2024-11-06T12:50:31","date_gmt":"2024-11-06T09:50:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524425"},"modified":"2024-11-06T12:50:31","modified_gmt":"2024-11-06T09:50:31","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-hambalyo-u-diray-madaxweynaha-cusub-ee-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-hambalyo-u-diray-madaxweynaha-cusub-ee-mareykanka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhiggiisa dalka Mareykanka, kaas oo ku guuleystay doorashadaka dhacday\u00a0 dalkaasi.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan kuugu hambalyeynayaa Mudane Donald Trump guushaada taariikhiga ah ee doorashada Mareykanka. Waxaan rajeynayaa inaan sii wadno iskaashiga xooggan ee labadeenna wadan, si loo horumariyo nabadda, amniga, iyo horumarka&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Cusub ee dalka Mareykanka ee ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa ka guuleystay Kamala Harris oo hadda ah kuxigeenka Madaxweyne Biden, iyadoo Trump uu markale fursad u helay hoggaaminta Mareykanka oo muddo xileedkiisa hore ahaa 2016 ilaa 2020, xiligaas oo uu ka guuleystay Madaxweynaha hadda ka sii dagaya xilka ee Biden.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhiggiisa dalka Mareykanka, kaas oo ku guuleystay doorashadaka dhacday\u00a0 dalkaasi. &#8220;Waxaan kuugu hambalyeynayaa Mudane Donald Trump guushaada taariikhiga ah ee doorashada Mareykanka. Waxaan rajeynayaa inaan sii wadno iskaashiga xooggan ee labadeenna wadan, si loo horumariyo nabadda, amniga, iyo horumarka&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":512830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524425","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524425"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524426,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524425\/revisions\/524426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}