{"id":524417,"date":"2024-11-06T10:19:52","date_gmt":"2024-11-06T07:19:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524417"},"modified":"2024-11-06T10:19:52","modified_gmt":"2024-11-06T07:19:52","slug":"shir-looga-hadlayo-u-adkaysiga-aafooyinka-oo-ka-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-looga-hadlayo-u-adkaysiga-aafooyinka-oo-ka-furmay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shir looga hadlayo u adkaysiga aafooyinka oo ka furmay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha u Adkaysiga Aafooyinka Soomaaliya ku soo laab laabta, waxana uu socon donaa muddo laba maalin ah.<\/p>\n<p>Shirweynahaan waxaa si wadajir ah u qabanqaabiyay Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Jaamacadda Muqdisho, waxaana shirkaan looga gol leeyahay in lagu xoojiyo iskaashiga iyo wada shaqeynta hay&#8217;adaha dowladda, ururada caalamiga ah, iyo khubarada si loo horumariyo awoodda dalka ee u adkeysiga aafooyinka.<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa ka qeybgalaya Wasiiradda Waxbarashada, Arrimaha gudaha, Qoys iyo horumarinta xuquuqul insaanka, Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta, Hoggaanka Jamaacadda Muqdisho iyo Masuuliyiin kale<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha u Adkaysiga Aafooyinka Soomaaliya ku soo laab laabta, waxana uu socon donaa muddo laba maalin ah. Shirweynahaan waxaa si wadajir ah u qabanqaabiyay Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Jaamacadda Muqdisho, waxaana shirkaan looga gol leeyahay in lagu xoojiyo iskaashiga iyo wada shaqeynta hay&#8217;adaha dowladda, ururada caalamiga ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":524418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524417","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524419,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524417\/revisions\/524419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}