{"id":524326,"date":"2024-11-04T21:05:45","date_gmt":"2024-11-04T18:05:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524326"},"modified":"2024-11-04T21:15:32","modified_gmt":"2024-11-04T18:15:32","slug":"raiisal-wasaare-oo-magacaabay-xubno-cusub-oo-xukuumadda-ka-mid-noqonaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-oo-magacaabay-xubno-cusub-oo-xukuumadda-ka-mid-noqonaya\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaare Xamse oo magacaabay xubno cusub oo xukuumadda ka mid noqonaya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay mudane Cabdirashiid Maxamed Ducaale wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa u magacaabay mudane Axmednuur Sheekh Maxamed wasiiru-dowlaha wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda FS.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay mudane Cabdirashiid Maxamed Ducaale wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare. Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa u magacaabay mudane Axmednuur Sheekh Maxamed wasiiru-dowlaha wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda FS. &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524326"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524341,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524326\/revisions\/524341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}