{"id":524279,"date":"2024-11-04T11:59:32","date_gmt":"2024-11-04T08:59:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524279"},"modified":"2024-11-04T12:51:36","modified_gmt":"2024-11-04T09:51:36","slug":"xildhibaanada-labada-aqal-oo-ansixiyay-qoondada-miisaaniyadda-dowladda-ee-sanadka-2025","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaanada-labada-aqal-oo-ansixiyay-qoondada-miisaaniyadda-dowladda-ee-sanadka-2025\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka oo ansixiyay\u00a0miisaaniyadda 2025"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA);-Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ah ansixiyay\u00a0Qoondada miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka ee uu maanta ansixiyay Baarlamaanka ayaa gaareysa $1,359,714,328 ,waxaana ogolaatay 172-Xildhibaan laba Xildhibaan ayaa diiday hal Xildhibaanna waa uu ka aamusay.<\/p>\n<p>Kororka miisaaniyaddan marka loo barbar dhigo tan sanadka 2024 oo ahayd $1,079,315,783, ayaa waxaa siyaaday $263,160,528, oo u dhiganta koror dhan 24.4%.<\/p>\n<p>Kordhinta dakhliga gudaha ee dowladda ayaa saldhig u ah qorshaha lagu xoojinayo amniga, adeegyada bulshada iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda Dowladda 2025-ka ayaa dhaqan gal noqon doonto marka uu saxiixo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud laguna soo saaro faah-faahinta rasmiga ah ee dowladda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-524284 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241104-WA0004.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241104-WA0004.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241104-WA0004-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241104-WA0004-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241104-WA0004-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG-20241104-WA0004-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ah ansixiyay\u00a0Qoondada miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025. Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka ee uu maanta ansixiyay Baarlamaanka ayaa gaareysa $1,359,714,328 ,waxaana ogolaatay 172-Xildhibaan laba Xildhibaan ayaa diiday hal Xildhibaanna waa uu ka aamusay. Kororka miisaaniyaddan marka loo barbar dhigo tan sanadka 2024 oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":524280,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524279","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524279","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524279"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524292,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524279\/revisions\/524292"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}