{"id":524275,"date":"2024-11-04T11:25:13","date_gmt":"2024-11-04T08:25:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524275"},"modified":"2024-11-04T11:28:25","modified_gmt":"2024-11-04T08:28:25","slug":"wasiir-fiqi-weli-labada-dal-cilaaqaadkii-ma-goin-safaaraddeenna-weli-waa-ka-furan-tahay-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-weli-labada-dal-cilaaqaadkii-ma-goin-safaaraddeenna-weli-waa-ka-furan-tahay-addis-ababa\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi &#8220;Weli labada dal cilaaqaadkii ma go\u2019in safaaraddeenna weli waa ka furan tahay Addis Ababa &#8220;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirla Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi oo wareysi siiyay warbaahin Qaranka ayaa sheegay in safiirka Itoobiya uusan joogin dalka uuna ka baxay kadib xiisadii ka dhalatay heshiis beenaadkii Itoobiya lagashay Maamulka Soomaaliland, tan iyo xiligaasna uusan soo laaban.<\/p>\n<p>\u201cHorta safiirka sida uu u baxay ayuu maqan yahay diblumaasiyiinta kale ee meesha joogay way joogaan, fasaxyo iyo dalalkooda si ikhtiyaar ah kuwa ugu maqan maahinee way ku qoran yihiin meesha\u201d ayuu yiri wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Sidoo kale intaa hadalkiisa sii raaciyay in uusan si rasmi ah u go&#8217;in xiriirka labada dal oo wali ay safaaradda Soomaaliya ay ka furantahay Addis Ababa.<\/p>\n<p>&#8220;Weli labada dal cilaaqaadkii ma go\u2019in safaaraddeenna weli waa ka furan tahay Addis Ababa diblumaasiyiinteenna way jiraan\u201d.<\/p>\n<p>wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay sababta ay dowladda Soomaaliya u qaadan la\u2019dahay go\u2019aan rasmi ah oo lagu xirayo gabi ahaan safaa\u0123radda Itoobiya, waxa uu sheegay in aan loo baahneyn caadifad, balse dowlada federaalka ay ku dhaqmeyso diblumaasiyad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirla Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi oo wareysi siiyay warbaahin Qaranka ayaa sheegay in safiirka Itoobiya uusan joogin dalka uuna ka baxay kadib xiisadii ka dhalatay heshiis beenaadkii Itoobiya lagashay Maamulka Soomaaliland, tan iyo xiligaasna uusan soo laaban. \u201cHorta safiirka sida uu u baxay ayuu maqan yahay diblumaasiyiinta kale ee meesha joogay way [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":482607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524275","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524275"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524278,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524275\/revisions\/524278"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}