{"id":524135,"date":"2024-11-01T17:23:19","date_gmt":"2024-11-01T14:23:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524135"},"modified":"2024-11-01T17:23:19","modified_gmt":"2024-11-01T14:23:19","slug":"warbixinta-toddobaadlaha-ee-dowladda-federaalka-soomaaliya-59","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/warbixinta-toddobaadlaha-ee-dowladda-federaalka-soomaaliya-59\/","title":{"rendered":"Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">1-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u si xiray Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ka socday magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">War Murtiyeed laga soo saarey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">3-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee Maqaasid.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">4-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalku j jiheystay doorasho Qof iyo Cod ah, diyaarna aan loo ahayn in loo laabto doorasho dadban oo muddo 24 sanno dalku ku soo jiray.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">5-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shiweynaha 5-aad ee Hoggaaminta iyo Hal-Abuurka Dhallinyarada Soomaaliyeed,<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">6-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayo Markabka ORUC REIS oo sahmin ku sameynaaya shidaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">7-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Djibouti Dileyta Maxamed Dileyta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">8-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf u sameeyay xubnaha labada Gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ugana warbixiyay ajendaha siyaasadda dowladda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">9-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Turkiga, Dr. Alparslan Bayraktar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">10-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Mudane Methqal Mohamed oo ah ergey gaar ah oo ka socday Morocco oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay dhambaal uu ka sido Boqor Maxamedka 6aad.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">11-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Danjiraha Jarmalka u fadhiya Soomaaliya Sebastian Groth.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">12-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika, Mr. Heiko Nitzschke.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">13-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa qaabilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Dileita Maxamed Dileita.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">14-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka NTP 2025 \u2013 2029.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">15-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ra\u2019iisul Wasaare Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xariga ka jaray Xarunta Daryeelka Dhaawacyada iyo Xaaladaha Deg-degga ah oo lagu soo kordhiyey isbitaalka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee Madiina.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">16-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ra\u2019iisul Wasaare Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Cilmi Maxamud Nuur iyo Wasiirkii hore Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">17-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Bujumbura uga qaybgelay Shir-Madaxeedka 23aad ee waddamada ku mideysan Ururka COMESA ee Bariga iyo Koonfurta Afrika.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">18-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ra&#8217;iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2aad Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Xildhibaan Yuusuf Maxamed Adan iyo Wasiirkii hore Xildhibaan Dr Maxamed Cilmi Ibraahim.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">19-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ra\u2019iisal Wasaare Ku-Xigeenka 2aad Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa furey Mashruuca Kaydka Biyaha ee Jowhar, kaasi oo qeyb ka ah mashaariicda horumarineed ee dowladda Soomaaliya ay ka hirgelineyso HirShabelle.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">20-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2aad Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta kormeeray diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee NTP.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">21-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo\u00a0 Soomaaliya ay la gashey dalalka Shiinaha, iyo Qatar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">22-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ciidamada Xoogga Dalka oo labanlaabey hawlgalada milateri ee ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab, isla markaana khasaare badan gaarsiiyay cadowga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">23-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hambalyo u diray Mudane Maxamed Axmed Al Yamaaxi oo ku guulaystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">24-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka Arrimaha Dibadda\u00a0 Danjire Axmed Macallin Fiqi\u00a0 ayaa la kulmay Eng. Khalid bin Abdulaziz Al-Falih, Wasiirka Maalgashiga ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, waxaana ay ka wada hadleen dhiirrigelinta fursadaha maalgashi iyo ganacsi ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">25-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixday Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Biyaha ee dalka Cumaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">26-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka\u00a0 Arrimaha Gudaha Mudane Cali Yuusuf\u00a0 Cali Xoosh ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Ambassador Wang Yu.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">27-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay\u00a0 Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika Amb. Heiko Nitzschke.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">28-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\"> Wasiirka Warfaafinta mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac oo kormeer ku tagay xarunta\u00a0 lagu diyaarinaayo\u00a0 Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">29-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\"> Wasiirka Qorsheynta\u00a0 Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax iyo Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyadda, Mudane Maxamed Aadan Macallin Cali, ayaa\u00a0 booqday sheybaarrada lagu kala shaandheynayo muhiimadaha Qorshaha Isbeddelka Qaranka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">30-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka\u00a0 Maaliyadda\u00a0 Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Washington DC kulan kula yeeshay\u00a0 Xoghaya Guud ee Wasiirka Xiriirka Dhaqaalaha iyo Horumarinta Dowladda Jarmalka\u00a0 Mr. Niels Annen.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">31-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Ya\u015far G\u00fcler ayaa dalka Turkiga ku kala saxiixday heshiis iskaashi maaliyadeed oo diiradda lagu saarayo iskaashiga difaaca.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">32-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\"> Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulamo miro-dhal ah la qaatay mas\u2019uuliyiin ka kala socotay dalalka qaaradda Yurub ee taageera horumarinta dhaqaalaha soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">33-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\"> Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Cumar\u00a0 ayaa shir guddoomiyay kulan lagu jaangoynayo yoolalka Wasaaradda iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee Soomaaliya (2025-2029-ka ).<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">34-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\"> Wasiirka Amniga\u00a0 Mudane Cabdullaahu Sheekh Ismaaciil ayaa\u00a0 ka qeybgalay hawlgallo lagu xaqiijinayey amniga caasimadda oo ay sameeyeen\u00a0 Taliska Booliska\u00a0 Gobolka Banaadir .\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">35-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ciidamada Amaanka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen shabakad ka kooban afar xubnood oo ka tirsan Khawaarijta oo ka shaqeynayay dilalka shacabka iyo ganacsatada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">36-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed\u00a0 Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay dadaallada joogtada ah ee ay ku bixinayaan sugidda amniga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">37-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa\u00a0 qaabilay wafdi\u00a0 ka socday Dowladda Turkiga .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">38-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa hawlgal milateri ka fuliyay degaanka Dhasheeg Waamo ee gobolka Jubbada Hoose, hallkaas oo lagu dilay horjooge ka tirsan khawaarijta iyo maleeshiyaad kale.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">39-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\"> Roobow Cabdiyow Xasan iyo Nuurow Tukow Manuur oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">40-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka Hawlaha Guud Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kormeer ku tagay xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbedelka Qaranka ee 2025-2029.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">41-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">.Jaaliyadda soomaaliyeed ee magaaladda Minneapolis ee Mareykanka oo soo dhoweyn u sameeyay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Mareykanka Danjire\u00a0 Dahir Xasan Carab.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">42-<\/span> <span style=\"font-weight: 400;\">Hawlgalka KMG ee Qaramada Midoobay UNTMIS oo maanta si rasmi ah u bilawdey, kaas oo beddelaya hawlgalkii hore ee UNSOM, kadib go\u2019aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee maalintii Arbacada.\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u si xiray Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ka socday magaalada Muqdisho. 2- War Murtiyeed laga soo saarey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. 3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee Maqaasid. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504129,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524135","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524136,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524135\/revisions\/524136"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}