{"id":524102,"date":"2024-11-01T08:13:32","date_gmt":"2024-11-01T05:13:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524102"},"modified":"2024-11-01T08:14:57","modified_gmt":"2024-11-01T05:14:57","slug":"wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-xfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-hore-ee-gobalka-baay-maxamed-cali-adan-qalinle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-xfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-hore-ee-gobalka-baay-maxamed-cali-adan-qalinle\/","title":{"rendered":"Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii hore ee Gobolka Baay Maxamed Cali Adan (Qalinle) \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta\u00a0 Xukuumada\u00a0 Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhaar Roobow Cali ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy dhamaan qoyska, ehelka iyo qaraabada,isagoo uga tacsiyeeyay\u00a0 geeridii ku timid marxuum Maxamed Cali Adan (Qalinle) oo xalay ku geeriyoodey magaalada Baydhabo\u00a0 ee Xarunta KMG ah ee Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirku,wuxuuna marxuumkaasi ilaahey uga baryey inuu qabrigiisa u waasaciyo, kuna\u00a0 arsaaqo Jannatul Fardowsa, qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeedna waxa uu faray sabar iyo iimaan.<\/p>\n<p>Allaha u naxriistee marxuum\u00a0 Maxamed Cali Adan\u00a0 (Qalinle) wuxuu\u00a0 ahaa rug caddaa siyaasi ah oo xilal kala duwan kasoo qabtey Dowladihii Dalka soo maray, gaar ahaan dowladii militeriga, wuxuuna door muhiim ah kasoo qaatey dib u yegleelida qaranka ee maanta la harsanayo, kadib QaranJabkii Dalka ka dhacay 1991.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta\u00a0 Xukuumada\u00a0 Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhaar Roobow Cali ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy dhamaan qoyska, ehelka iyo qaraabada,isagoo uga tacsiyeeyay\u00a0 geeridii ku timid marxuum Maxamed Cali Adan (Qalinle) oo xalay ku geeriyoodey magaalada Baydhabo\u00a0 ee Xarunta KMG ah ee Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiirku,wuxuuna marxuumkaasi ilaahey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":524104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524102","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524102","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524102"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524105,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524102\/revisions\/524105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}