{"id":524046,"date":"2024-10-31T12:45:25","date_gmt":"2024-10-31T09:45:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524046"},"modified":"2024-10-31T12:46:09","modified_gmt":"2024-10-31T09:46:09","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-15-xubnood-oo-khawaarij-ah-ku-dilay-hawlgal-ka-dhacay-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-15-xubnood-oo-khawaarij-ah-ku-dilay-hawlgal-ka-dhacay-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo 15 xubnood oo Khawaarij ah ku dilay hawlgal ka dhacay Mudug"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\"><strong>Muqdisho, (SONNA):<\/strong> Ciidanka gaarka ah ee Danab iyo Gorgor oo taageero ka helaya dadka deegaanka ayaa 15 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta ku dilay hawlgal ay ka fuliyeen deegaanka Qaycad ee Koonfurta Gobolka Mudug.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Hawlgalka ayaa lagu beegsaday fariisimo ay kooxda Khawaarijtu ku lahayd bacaadka deegaanka, iyadoo ciidanku si buuxda ula wareegay goobihii la weeraray.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa lagu sheegay in &#8220;Dhammaan goobihii lagu beegsaday cadowga ay si buuxda ula wareegeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo naftood hurayaasha dadka deegaanka.&#8221;<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa shacabkeeda ayaa laba jibaartay hawlgallada ka dhanka ah Khawaarijta, iyadoo kuwii ugu dambeeyay ee ka dhacay qaybo badan oo ka mid ah waddanka si wayn loogu naafeeyay cadowga.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-524047 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/0cbb9b31-5940-4e0d-8d29-7145bf7ccf5e.jpg\" alt=\"\" width=\"1137\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/0cbb9b31-5940-4e0d-8d29-7145bf7ccf5e.jpg 1137w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/0cbb9b31-5940-4e0d-8d29-7145bf7ccf5e-213x300.jpg 213w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/0cbb9b31-5940-4e0d-8d29-7145bf7ccf5e-728x1024.jpg 728w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/0cbb9b31-5940-4e0d-8d29-7145bf7ccf5e-768x1081.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/0cbb9b31-5940-4e0d-8d29-7145bf7ccf5e-1092x1536.jpg 1092w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/0cbb9b31-5940-4e0d-8d29-7145bf7ccf5e-860x1210.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1137px) 100vw, 1137px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Ciidanka gaarka ah ee Danab iyo Gorgor oo taageero ka helaya dadka deegaanka ayaa 15 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta ku dilay hawlgal ay ka fuliyeen deegaanka Qaycad ee Koonfurta Gobolka Mudug.\u00a0 Hawlgalka ayaa lagu beegsaday fariisimo ay kooxda Khawaarijtu ku lahayd bacaadka deegaanka, iyadoo ciidanku si buuxda ula wareegay goobihii la weeraray.\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":492679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524046","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524048,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524046\/revisions\/524048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}