{"id":524012,"date":"2024-10-30T15:40:46","date_gmt":"2024-10-30T12:40:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524012"},"modified":"2024-10-30T15:59:05","modified_gmt":"2024-10-30T12:59:05","slug":"sodma-oo-martigelisay-kulanka-billaha-ah-ee-guddi-howleedka-farsamo-ee-xiriirka-arrimaha-xasilinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-martigelisay-kulanka-billaha-ah-ee-guddi-howleedka-farsamo-ee-xiriirka-arrimaha-xasilinta\/","title":{"rendered":"SoDMA oo martigelisay kulanka billaha ah ee Guddi Howleedka Farsamo ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka(SoDMA) ayaa maanta martigelisay kulanka billaha ah ee Guddi Howleedka Farsamo ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta iyada oo guddoomiyey guddoomiyaha hey\u2019adda Mudane Maxamuud Macallin.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa qeyb ka ahaa dhammaan Agaasimayaasha waaxyaha Xiriirka ee Wasaaradaha iyo Hey\u2019adaha kala duwan ee dowladda heer federaal ee ka shaqeeya arrimaha Xasilinta iyada oo Guddoomiyaha Guddiga mudane Cabdicasiis Gurbiye uu ka warbixiyay baaxadda howlaha guddiga iyo hiigsiga, waxaana sidoo kale lagu soo bandhigay waxqabadka guddiga ee tobinkii bil ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hey\u2019adda Maareynta Musiibooyinka(SoDMA) mudane Maxamuud Macallin oo ka hadlay Kulanka ayaa bogaadiyey howlaha guddiga isaga oo adkeeyey muhiimadda ay Dowladda Soomaaliya u leedahay mideynta farriimaha warbaahineed iyo wacyigalinta deegaannada Cadowga Khawaarijta laga xorreeyay iyo in sidoo kale ay xafiisyada warbaahineed ee dowladda yeeshaan ajendeyaal mideysan oo loogu adeego Ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka(SoDMA) ayaa maanta martigelisay kulanka billaha ah ee Guddi Howleedka Farsamo ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta iyada oo guddoomiyey guddoomiyaha hey\u2019adda Mudane Maxamuud Macallin. Kulanka waxaa qeyb ka ahaa dhammaan Agaasimayaasha waaxyaha Xiriirka ee Wasaaradaha iyo Hey\u2019adaha kala duwan ee dowladda heer federaal ee ka shaqeeya arrimaha Xasilinta iyada oo Guddoomiyaha Guddiga mudane Cabdicasiis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":524013,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524012","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524012","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524012"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524014,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524012\/revisions\/524014"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524013"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}