{"id":524006,"date":"2024-10-30T15:45:48","date_gmt":"2024-10-30T12:45:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=524006"},"modified":"2024-10-30T15:45:48","modified_gmt":"2024-10-30T12:45:48","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-1-aad-ee-xfs-oo-gaaray-magaalada-bujumbura-ee-dalka-burundi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-1-aad-ee-xfs-oo-gaaray-magaalada-bujumbura-ee-dalka-burundi\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka 1-aad ee XFS oo gaaray magaalada Bujumbura ee dalka Burundi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka 1-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee dalka Burundi.<\/p>\n<p>Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa halkaas kaga qeyb-galayo Shir-madaxeedka 23aad ee Suuqa loo Dhan Yahay ee Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ee Soomaaliya xubinta ka tahay.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa looga doodi doonnaa istiraatiijiyadaha amniga iyo nabadda, saameynta isbeddelka cimilada, dhaqaalaha, iyo horumarka waara ee dalalka suuqan ku mideysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka 1-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee dalka Burundi. Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa halkaas kaga qeyb-galayo Shir-madaxeedka 23aad ee Suuqa loo Dhan Yahay ee Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ee Soomaaliya xubinta ka tahay. Shirkan ayaa looga doodi doonnaa istiraatiijiyadaha amniga iyo nabadda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":524007,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-524006","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=524006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524008,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/524006\/revisions\/524008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=524006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=524006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=524006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}