{"id":523995,"date":"2024-10-30T13:59:48","date_gmt":"2024-10-30T10:59:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523995"},"modified":"2024-10-30T13:59:48","modified_gmt":"2024-10-30T10:59:48","slug":"guddoomiye-madaale-oo-daah-furay-shirweynaha-5-aad-ee-hogaanka-iyo-hal-abuurka-dhalinyarada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-madaale-oo-daah-furay-shirweynaha-5-aad-ee-hogaanka-iyo-hal-abuurka-dhalinyarada\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Madaale oo daah-furay Shirweynaha 5-aad ee Hogaanka iyo Hal-abuurka dhalinyarada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, 30 October 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Shirweynaha 5-aad ee Hogaanka iyo Hal-abuurka dhalinyarada, kaasi oo loogu hadlaayo doorka ay dhalinyarada ku dhex leeyihiin bulshada.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa sheegay in aan la dhayalsan karin doorka dhalinyarada, isla markaana ay yihiin laf-dhabarka bulshada, waxa uuna kula dar-daarmay in lagu dadaalo waxbarashada, ayna isku gurmadaan dhalinyarada si usoo bandhigaan hal abuurkooda.<\/p>\n<p>Shirkaan oo socon doonna muddo labo maalmood ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Somali Youth Leadership Center iyo Arkaan Leadership and Innovation Hub oo kaashanaaya Xafiiska La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 30 October 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Shirweynaha 5-aad ee Hogaanka iyo Hal-abuurka dhalinyarada, kaasi oo loogu hadlaayo doorka ay dhalinyarada ku dhex leeyihiin bulshada. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in aan la dhayalsan karin doorka dhalinyarada, isla markaana ay yihiin laf-dhabarka bulshada, waxa uuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":523996,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523995","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523997,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523995\/revisions\/523997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}