{"id":523912,"date":"2024-10-29T11:48:23","date_gmt":"2024-10-29T08:48:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523912"},"modified":"2024-10-29T11:48:23","modified_gmt":"2024-10-29T08:48:23","slug":"wasiirka-hawlaha-guud-xfs-oo-kormeeray-xarunta-lagu-diyaarinayo-qorshaha-isbedelka-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-hawlaha-guud-xfs-oo-kormeeray-xarunta-lagu-diyaarinayo-qorshaha-isbedelka-qaran\/","title":{"rendered":"Wasiirka Hawlaha guud XFS oo kormeeray xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbedelka qaran"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kormeer ku tagay xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbedelka Qaranka ee 2025-2029.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa warbixin ka dhageystay Agaasimeyaasha iyo hawlwadeennada Wasaaradda ee ku sugan xurunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbedelka Qaranka ee 2025-2029.<\/p>\n<p>Wasiir Cilmi ayaa bogaadiyey shaqada ay hayaan kooxda ka socota Wasaaradda, Waxaana uu kula dardaarmay inay sii laba jibaaraan inta ka harta shaqada ay u hayaan qaranka.<\/p>\n<p>Dhanka Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska &amp; Guriyeynta DFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa booqday Wasaaradaha kala duwan ee qeybta ka ah diyaarinta Qorshaha Isbedelka Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kormeer ku tagay xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbedelka Qaranka ee 2025-2029. Wasiirka ayaa warbixin ka dhageystay Agaasimeyaasha iyo hawlwadeennada Wasaaradda ee ku sugan xurunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbedelka Qaranka ee 2025-2029. Wasiir Cilmi ayaa bogaadiyey shaqada ay hayaan kooxda ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":523913,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523912","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523914,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523912\/revisions\/523914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}