{"id":523856,"date":"2024-10-28T13:39:06","date_gmt":"2024-10-28T10:39:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523856"},"modified":"2024-10-28T13:39:06","modified_gmt":"2024-10-28T10:39:06","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-furay-shirka-lagu-dhisayo-guddiga-isku-xirka-hayadaha-u-xilsaaran-maaraynta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-furay-shirka-lagu-dhisayo-guddiga-isku-xirka-hayadaha-u-xilsaaran-maaraynta\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka oo furay shirka lagu dhisayo Guddiga Isku-xirka Hay\u2019adaha u xilsaaran Maaraynta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Said Mohamed ayaa furay shir lagu dhisayo Guddiga Isku-xirka Hay\u2019adaha u xilsaaran Maaraynta iyo wadashaqaynta bar xudduudeedyada Maamul Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ayaa sheegay in muhiimadda uu leeyahay dhisidda Guddigan ay tahay in si wadajir uga wadashaqeyaan adkaynta amniga xudduudaha, fududaynta isku socodka dadka iyo Ganacsiga sharciga ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Agaasimaha ayaa ku booriyay Xubnaha Guddiga in la xoojiyo isdhaafsiga xogta iyo macluumaadka isla markaana la joogteeyo kulamada iyo kormeerka si sare loogu qaado wadasahqaynta hay\u2019adaha ka dhaxaysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Said Mohamed ayaa furay shir lagu dhisayo Guddiga Isku-xirka Hay\u2019adaha u xilsaaran Maaraynta iyo wadashaqaynta bar xudduudeedyada Maamul Goboleedka Galmudug. Agaasimaha Guud ayaa sheegay in muhiimadda uu leeyahay dhisidda Guddigan ay tahay in si wadajir uga wadashaqeyaan adkaynta amniga xudduudaha, fududaynta isku socodka dadka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":523857,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523856","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523858,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523856\/revisions\/523858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}