{"id":523849,"date":"2024-10-28T13:19:42","date_gmt":"2024-10-28T10:19:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523849"},"modified":"2024-10-28T13:19:42","modified_gmt":"2024-10-28T10:19:42","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-hambalyo-u-diray-guddoomiyaha-cusub-baarlamaanka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-hambalyo-u-diray-guddoomiyaha-cusub-baarlamaanka-carabta\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub Baarlamaanka Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hambalyo diirran u diray Mudane Maxamed Axmed Al Yamaaxi oo ku guulaystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta labada sano ee soo socota.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare wuxuu u rajaynayaa Guddoomiyaha cusub ee la doortay inuu ilaahay la garab galo xilkaas culus ee loo doortay , isla markaana wuxuu ballan qaaday in Aqalka Sare uu si dhow ula shaqayn doono.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-523850 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241028-WA0021.jpg\" alt=\"\" width=\"613\" height=\"866\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241028-WA0021.jpg 613w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241028-WA0021-212x300.jpg 212w\" sizes=\"auto, (max-width: 613px) 100vw, 613px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hambalyo diirran u diray Mudane Maxamed Axmed Al Yamaaxi oo ku guulaystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta labada sano ee soo socota. Guddoomiyaha Aqalka Sare wuxuu u rajaynayaa Guddoomiyaha cusub ee la doortay inuu ilaahay la garab galo xilkaas culus ee loo doortay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":523851,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523849","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523852,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523849\/revisions\/523852"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}