{"id":523774,"date":"2024-10-27T12:16:16","date_gmt":"2024-10-27T09:16:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523774"},"modified":"2024-10-27T12:18:12","modified_gmt":"2024-10-27T09:18:12","slug":"guddiga-qaranka-shaqaalaha-rayidka-oo-bilaabay-diiwaangelinta-macallimiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-qaranka-shaqaalaha-rayidka-oo-bilaabay-diiwaangelinta-macallimiinta\/","title":{"rendered":"GUDDIGA SHAQAALAHA RAYIDKA OO BILAABAY DIIWAANGELINTA MACALLIMIINTA QARANKA\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):ayadoo laga duulaayo siyaasadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xukuumadda Danqaran, oo aheyd sare u qaadida tayada waxbarashada iyo tirada caruurta soomaaliyeed ee aadeysa iskuulada , ayuu Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Soomaaliya bilaaway diiwaangelinta dufcadii kowaad ee macallimiinta qaranka ee kasoo gudbay imtixaankii Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee JFS , kuwaa oo ka howlgalaayo Dugsiyada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Kusimaha Guddomiyaha ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Mudane Cali Muumin Muudey oo kormeeray habsamni u socodka howlaha diiwaangelinta macallimiinta, ayaa boogaadiyaya howlwadeenada gacanta ku haaya diiwaangelinta macallimiinta.<\/p>\n<p>Diwaanngelinta ayaa manta waxaa maray dhowr iskuul oo ay kamid ahaayeen , Dugsiga Sheekh Cumar Faaruuq ee Degmada Kaxda, Dugsiga Hoose iyo Dhaxe ee Kadare ee Degmada C\/Casiis, Dugsiga Hoose, Dhaxe iyo Sare ee Maxamuud Mire ee Degmada Waabari , Dugsiga Maxamed Abshir , iyo Dugsiga Hoose, Dhaxe iyo Sare ee Gaashaanle ee Degmada Shibis.<\/p>\n<p>Howshaan diiwnaagelinta macallimiinta, ayaa qeyb ka ah fulinta siyaasada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ay ku qaadaneyso Toban Kun oo macallin , ee ka howlgalaayo dhammaan degmooyinka iyo deegaanada dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-523775\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0043-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0043-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0043-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0043-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0043-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0043.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-523776\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0044-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0044-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0044-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0044-860x1147.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0044.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-523777\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0041-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0041-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0041-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0041-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0041-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241027-WA0041.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):ayadoo laga duulaayo siyaasadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xukuumadda Danqaran, oo aheyd sare u qaadida tayada waxbarashada iyo tirada caruurta soomaaliyeed ee aadeysa iskuulada , ayuu Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Soomaaliya bilaaway diiwaangelinta dufcadii kowaad ee macallimiinta qaranka ee kasoo gudbay imtixaankii Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":523776,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523774","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523774"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523780,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523774\/revisions\/523780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523776"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}