{"id":523654,"date":"2024-10-25T17:32:59","date_gmt":"2024-10-25T14:32:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523654"},"modified":"2024-10-25T17:32:59","modified_gmt":"2024-10-25T14:32:59","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-hadlay-howlgalinta-markabka-sahminta-shidaalka-oruc-reis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-hadlay-howlgalinta-markabka-sahminta-shidaalka-oruc-reis\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay Howlgalinta Markabka Sahminta Shidaalka Oru\u00e7 Reis"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Warfaafinta <\/span>XFS<span style=\"font-weight: 400;\">, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac, ayaa ka qeyb galay xaflad ballaaran oo lagu qabtay dekedda magaalada Muqdisho, taas oo loo sameeyay howlgalinta markabka sahminta shidaalka ee Oru\u00e7 Reis.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka ayaa munaasabadda ku tilmaamay mid taariikhi ah oo fursad weyn u ah dalka, si uu uga baxo xaalada adag ee uu ku jiray dhowr sano.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Mudane Daa\u2019uud Aweys ayaa sheegay in mashruuca sahminta shidaalka uu wax badan ka bedeli doono mustaqbalka Soomaaliya iyo sawirka guud ee caalamka looga haysto dalka.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka oo sharaxaad ka bixinayay marxaladaha uu mashruucu soo maray, ayaa xusay in heshiiska uu ku bilawday wada shaqeyn rasmi ah oo ay wada saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Isagoo hadalkiisa sii wata, Wasiirka ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay socdeen diyaar garow xoogan, si qorshahan muhiimka ah loo fuliyo.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Markabka sahminta shidaalka ee Oru\u00e7 Reis ayaa la filayaa inuu door weyn ka qaato sahaminta shidaalka badda Soomaaliya, taas oo ah tallaabo muhiim ah oo wax weyn ka tari karta culeysyada dhaqaale ee dalka muddo dheer la tacaalayay.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac, ayaa ka qeyb galay xaflad ballaaran oo lagu qabtay dekedda magaalada Muqdisho, taas oo loo sameeyay howlgalinta markabka sahminta shidaalka ee Oru\u00e7 Reis.\u00a0 Wasiirka ayaa munaasabadda ku tilmaamay mid taariikhi ah oo fursad weyn u ah dalka, si uu uga baxo xaalada adag ee uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":523655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523654","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523656,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523654\/revisions\/523656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523655"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}