{"id":523641,"date":"2024-10-25T14:37:50","date_gmt":"2024-10-25T11:37:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523641"},"modified":"2024-10-25T14:39:39","modified_gmt":"2024-10-25T11:39:39","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-madaxtooyada-ku-qaabilay-wafdi-ka-socday-turkiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-madaxtooyada-ku-qaabilay-wafdi-ka-socday-turkiye\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Turkiye"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Turkiga, Dr. Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaasminaayey.<\/p>\n<p>Wafdigaan ayaa \u00a0ka qeybgalaya Munaasabadda taariikhiga ah ee soo dhawaynta Markabka Oruc Reis ee howlo laxiriira sahminta shidaal \u00a0u yimid dalka.<\/p>\n<p>Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo mas\u2019uuliyiinta dowladda Turkiga, waxaa ka qayb galay Ra\u2019iisulwasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Turkiga, Dr. Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaasminaayey. Wafdigaan ayaa \u00a0ka qeybgalaya Munaasabadda taariikhiga ah ee soo dhawaynta Markabka Oruc Reis ee howlo laxiriira sahminta shidaal \u00a0u yimid dalka. Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo mas\u2019uuliyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":523643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523641","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523641"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523645,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523641\/revisions\/523645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}