{"id":523632,"date":"2024-10-25T14:16:15","date_gmt":"2024-10-25T11:16:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523632"},"modified":"2024-10-25T14:25:00","modified_gmt":"2024-10-25T11:25:00","slug":"wasiirro-ka-tirsan-xfs-oo-soo-dhoweeyay-wafdi-ka-socda-turkiga-oo-soo-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-xfs-oo-soo-dhoweeyay-wafdi-ka-socda-turkiga-oo-soo-gaaray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wasiirro ka tirsan XFS oo soo dhoweeyay wafdi ka socda \u00a0Turkiga oo soo gaaray Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Wasiiro ka tirsan XFS oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Batroolka XFS Cabdirasaaq Cumar Maxamed\u00a0 ,Wasiirka Gaashaandhigga C\/Qaadir Maxamed Nuur iyo mas&#8217;uuliyiin kale ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo soo dhaweeyay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Turkiga Al-Bashaan Beyraq iyo xubno kale oo la socday.<\/p>\n<p>wafdiga uu hoggaaminaayo Wasiirka Tamarta ee Turkiga ayaa ka qeybgalaya xafladda loo sameynayo howlgalinta markabka sahminta shidaalka ee haatan ku xiran dekedda Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shalay waxaa dalka soo gaaray wafdi hordhac ah oo uu hoggaaminaayey wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Turkiga Muusa Heylad iyo Maareeyaha Batroolka Turkiga Axmed Tuglo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiro ka tirsan XFS oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Batroolka XFS Cabdirasaaq Cumar Maxamed\u00a0 ,Wasiirka Gaashaandhigga C\/Qaadir Maxamed Nuur iyo mas&#8217;uuliyiin kale ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo soo dhaweeyay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Turkiga Al-Bashaan Beyraq iyo xubno kale oo la socday. wafdiga uu hoggaaminaayo Wasiirka Tamarta ee Turkiga ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":523634,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523632","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523632","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523632"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523640,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523632\/revisions\/523640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}