{"id":523605,"date":"2024-10-25T08:41:57","date_gmt":"2024-10-25T05:41:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523605"},"modified":"2024-10-25T09:32:28","modified_gmt":"2024-10-25T06:32:28","slug":"madaxda-safaaradaha-soomaaliya-iyo-drc-congo-oo-kenya-kula-kulmay-ganacsato-soomaali-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-safaaradaha-soomaaliya-iyo-drc-congo-oo-kenya-kula-kulmay-ganacsato-soomaali-ah\/","title":{"rendered":"Madaxda Safaaradaha Soomaaliya iyo DRC-Congo oo Kenya kula kulmay ganacsato Soomaali ah"},"content":{"rendered":"<p>Madaxda Safaaradaha Soomaaliya iyo DRC-Congo ee fadhigoodu yahay Kenya ayaa la kulmay ganacsato Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalkaasi iyo kuwo kale oo ka ka xoogsada gudaha alka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa ahaa mid\u00a0 ay codsatay dowlada DRC\u00a0 kaas oo ay ku dooneyso in ay ganacsatada Soomaaliyeed ugu soo bandhigto fursadaha ganacsi ee ka jira dalkooda.<\/p>\n<p>Danjire Jabril Ibrahim Abdulle\u00a0 oo ka hadlay furitaanka kulunka ayaa sheegay in guulaha ganacsiga dadka Soomaalida uu keenay in lagu tartamo sidii loo soo jiidan lahaa maalgashiga iyo ganacsiga dadka Soomaalida.<\/p>\n<p>Ku-simaha Danjiraha Dalka\u00a0 DRC mudana David Tshibanju ayaa warbixin dheer ka jeediyay kulanka\u00a0 isaga oo\u00a0in dowlada DRC ay mudnaan gaar ah siinayso ganacsatada Soomaalida ee danaynaya in ay maalgashaadan dalkiisa,isagoo dhinaca kale tilmaamay in ganacsatada Soomaalida laga dhaafi doono canshuuraha, isla markaana la sii doono dhul iyo degaano ay maalgashaadan.<\/p>\n<p>Dowlada DRC ayaa casuumaad u fidisay ganacsatada Soomaalida inay booqasho gaar ah ku tagaan dalkaas\u00a0 si ay indhahooda ugu soo arkaan fursadaha ganacsi ee ka jira DRC.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa la filayaa in ganacsato wakiil ka ah ganacsiga Soomaaliya ay booqosho ku tagaan dalka DRC Congo waxaana halkaas ku qaabili doono mas\u2019uulyiin ka tirsan dowlada DRC.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ururka ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, gaar ahaan xaafadda Eastleigh Mudane Axmad Cabdullahi Yare ayaa ka hadlay furitaanka kulanka isaga oo uga mahadceliyay dowlada DRC sida ay u dooneyso in ay u soo dhaweeyso maalgashiga iyo ganacsiga dadka Soomaalida.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Safaaradaha Soomaaliya iyo DRC-Congo ee fadhigoodu yahay Kenya ayaa la kulmay ganacsato Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalkaasi iyo kuwo kale oo ka ka xoogsada gudaha alka Soomaaliya. Kulankaan ayaa ahaa mid\u00a0 ay codsatay dowlada DRC\u00a0 kaas oo ay ku dooneyso in ay ganacsatada Soomaaliyeed ugu soo bandhigto fursadaha ganacsi ee ka jira dalkooda. Danjire [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":523616,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523605","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523605"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523617,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523605\/revisions\/523617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}