{"id":523569,"date":"2024-10-24T08:51:21","date_gmt":"2024-10-24T05:51:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523569"},"modified":"2024-10-24T08:51:21","modified_gmt":"2024-10-24T05:51:21","slug":"hantidhowraha-guud-ee-jfs-oo-shir-guddoomiyay-kulan-looga-hadlay-horumarka-xafiiska-iyo-hiigsiga-2025","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hantidhowraha-guud-ee-jfs-oo-shir-guddoomiyay-kulan-looga-hadlay-horumarka-xafiiska-iyo-hiigsiga-2025\/","title":{"rendered":"Hantidhowraha Guud ee JFS oo Shir Guddoomiyay kulan looga hadlay horumarka Xafiiska iyo Hiigsiga 2025"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale, ayaa shir-guddoomiyey maanta kulan fogaan-arag ahaa oo uu Xafiiska Hantidhowrka Guud la yeeshay Bahwadaagtiisa Caalamiga ah. Kulankan ayuu Abuukaate Guutaale ku xusay horumarka iyo kobaca uu XHG sameeyey 6-dii bil ee ugu dambeeyey, guulihii uu gaaray, caqabadaha jira iyo hiigsiyada sanadka 2025. Hantidhowraha Guud waxa uu saaxiibbada caalamiga ah uga mahadceliyey garab-istaagooda.<\/p>\n<p>Madaxda Waaxyaha Xafiiska ayaa si kooban ugu soo bandhigay kulanka waxqabadka Xafiiska ee sanadkan 2024, wada-shaqaynta XHG iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, iyo siyaasadda taageerada Xafiiska oo ay ka mid yihiin hortabinnada istiraatiijiyadeed iyo buuxinta firaaqyada jira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale, ayaa shir-guddoomiyey maanta kulan fogaan-arag ahaa oo uu Xafiiska Hantidhowrka Guud la yeeshay Bahwadaagtiisa Caalamiga ah. Kulankan ayuu Abuukaate Guutaale ku xusay horumarka iyo kobaca uu XHG sameeyey 6-dii bil ee ugu dambeeyey, guulihii uu gaaray, caqabadaha jira iyo hiigsiyada sanadka 2025. Hantidhowraha Guud waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":523570,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523569","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523571,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523569\/revisions\/523571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}