{"id":523514,"date":"2024-10-23T11:56:41","date_gmt":"2024-10-23T08:56:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523514"},"modified":"2024-10-23T11:58:56","modified_gmt":"2024-10-23T08:58:56","slug":"golaha-shacabka-oo-ansixiyey-heshiiska-qm-ee-ka-hor-taga-dambiyadda-abaabulan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-oo-ansixiyey-heshiiska-qm-ee-ka-hor-taga-dambiyadda-abaabulan\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo ansixiyey heshiiska QM ee ka hor taga dambiyadda Abaabulan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay Heshiiska Qaramada Midoobay ee la dagaalanka dembiyada abaabulan ee isaga kala gudba Qaramada iyo baratakooladiisa,waxaana ogolaatay 138-Xildhibaan, laba Xildhibaan ayaa diiday saddax Xildhibaanna waa ay ka aamustay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xildhibaanada ayaa sidoo kale Ansixiyey Hindise Sharciyeedka dhisidda Hay\u2019adda Maalgashiga Soomaaliyeed,waxaana ogolaatay 140-Xildhibaan hal Xildhibaan ayaa diiday laba Xildhibaanna waa ay ka aamustay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay Heshiiska Qaramada Midoobay ee la dagaalanka dembiyada abaabulan ee isaga kala gudba Qaramada iyo baratakooladiisa,waxaana ogolaatay 138-Xildhibaan, laba Xildhibaan ayaa diiday saddax Xildhibaanna waa ay ka aamustay. Dhinaca kale Xildhibaanada ayaa sidoo kale Ansixiyey Hindise Sharciyeedka dhisidda Hay\u2019adda Maalgashiga Soomaaliyeed,waxaana ogolaatay 140-Xildhibaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":523515,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523514","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523514","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523514"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523519,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523514\/revisions\/523519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}