{"id":523508,"date":"2024-10-23T11:20:19","date_gmt":"2024-10-23T08:20:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523508"},"modified":"2024-10-23T11:22:13","modified_gmt":"2024-10-23T08:22:13","slug":"hayaadda-duulista-ma-jiro-wax-shil-diyaaradees-ah-oo-dalka-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayaadda-duulista-ma-jiro-wax-shil-diyaaradees-ah-oo-dalka-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Haya&#8217;adda duulista: Ma jiro  shil diyaaradeed oo dalka ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay shacabka Soomaaliyeed kula wadaagtay in uusan jirin shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka, Hay\u2019adda ayaa been abuur ku tilmaantay warar baraha bulshada lagu faafiyey.<\/p>\n<p>\u201cHay\u2019adda Duulista oo mas\u2019uul ka ah kor joogtaynta diyaaradaha uu wadanku leeyahay waxay u cadaynaysaa shacabka inay wararkaasi yihiin kuwo been abuur ah oo uu soo maleegay cadowga Soomaaliya,\u2019 ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.<br \/>\nQoraalka Hay\u2019adda ayaa intaas ku sii daray, \u201cDhamaan Helicopteradii iyo diyaaradii kale ee ay dowlada Soomaaliya lasoo degtay labdii sano ee lasoo dhaafay waa bad-qabaan shaqadii qaran ee loogu talo galay ayeyna ku guda jiraan.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay shacabka Soomaaliyeed kula wadaagtay in uusan jirin shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka, Hay\u2019adda ayaa been abuur ku tilmaantay warar baraha bulshada lagu faafiyey. \u201cHay\u2019adda Duulista oo mas\u2019uul ka ah kor joogtaynta diyaaradaha uu wadanku leeyahay waxay u cadaynaysaa shacabka inay wararkaasi yihiin kuwo been abuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":521187,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523508","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523508"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523512,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523508\/revisions\/523512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}