{"id":523493,"date":"2024-10-23T10:05:24","date_gmt":"2024-10-23T07:05:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523493"},"modified":"2024-10-23T10:06:42","modified_gmt":"2024-10-23T07:06:42","slug":"masuuliyiin-ka-tirsan-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-shir-uga-qeyb-galay-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-shir-uga-qeyb-galay-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo shir uga qeyb-galay Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa uga qayb galay magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya shir looga hadlayay Caqabadaha iyo Fursadaha ka jira Hogaaminta Haweenka ee Qaybaha Socdaalka Xuduuddaha iyo Amniga.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Jaamacadda Naif ee ku taala magaalada Riyaad iyada oo kaashanaysa Interpol, waxana kasoo qayb galay ilaa 96 haween ah oo ka shaqeeya dhanka socdaalka iyo amniga, khubaro ka socda 13 waddan oo Carbeed, iyo sidoo kale Wakiillo ka socda hay\u2019ado caalami ah, waxana looga wadahadlay sidii loo horumarin lahaa hogaaminta haweenka ee qaybaha amniga.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ka socday Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa si wanagsan uga qayb qaatay dooddaha muhiimka ah, iyagoo adkeeyay baahida loo qabo iskaashi xooggan oo caalami ah si loo xaliyo caqabadaha dhanka dhaqanka iyo kuwa hay\u2019adaha ee jira ee ka hor istaaga haweenka inay horumar ka sameeyaan qaybaha socdaalka iyo guud ahaan amniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa uga qayb galay magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya shir looga hadlayay Caqabadaha iyo Fursadaha ka jira Hogaaminta Haweenka ee Qaybaha Socdaalka Xuduuddaha iyo Amniga. Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Jaamacadda Naif ee ku taala magaalada Riyaad iyada oo kaashanaysa Interpol, waxana kasoo qayb galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":523494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523493","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523493"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523496,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523493\/revisions\/523496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}