{"id":523480,"date":"2024-10-22T20:01:45","date_gmt":"2024-10-22T17:01:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523480"},"modified":"2024-10-22T20:01:45","modified_gmt":"2024-10-22T17:01:45","slug":"sodma-oo-muqdisho-ku-qabatay-kulan-ku-saabsan-u-adkeysiga-aafooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-muqdisho-ku-qabatay-kulan-ku-saabsan-u-adkeysiga-aafooyinka\/","title":{"rendered":"SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan u adkeysiga aafooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray kulan looga hadlayay u adkeysiga aafooyinka iyo ka samata-bixinta bulshada dhibaatooyinka ka dhasha arrimaha bini&#8217;aadannimada.<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa ka qeybgalay madax ka socotay Hay&#8217;addaha dowladda federaalka Soomaaliya, Wasaaradaha Gargaarka dowlad goboleedyada iyo wakiilo ka socday hay\u2019addaha arrimaha bini&#8217;aadannimada ka shaqeeya, waxaana Barnaamijkaan Soomaaliya iyo dowlado ka tirsan Afrika ugu deeqay Wakaaladda Iskaashiga Caalamiga ah ee Kuuriya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha SoDMA oo soo xirayay kulankaan ayaa sheegay in DFS ay ka go\u2019antahay garab istaagida Ummada Soomaaliyeed, ayna ku howlantahay sida ay ula tacaali laheed dhibaatooyinka ka dhasha xaaladaha bani\u2019aadannimo, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay sida uu mashrucaan qeyb weyn uga qaadan doono dhisida u adkeysiga aafooyinka iyo la qabsiga bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray kulan looga hadlayay u adkeysiga aafooyinka iyo ka samata-bixinta bulshada dhibaatooyinka ka dhasha arrimaha bini&#8217;aadannimada. Shirkaan waxaa ka qeybgalay madax ka socotay Hay&#8217;addaha dowladda federaalka Soomaaliya, Wasaaradaha Gargaarka dowlad goboleedyada iyo wakiilo ka socday hay\u2019addaha arrimaha bini&#8217;aadannimada ka shaqeeya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":523481,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523480","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523480"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523482,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523480\/revisions\/523482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}