{"id":523469,"date":"2024-10-22T13:34:31","date_gmt":"2024-10-22T10:34:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523469"},"modified":"2024-10-22T13:34:31","modified_gmt":"2024-10-22T10:34:31","slug":"ciidanka-deegaanka-oo-10-khawaarij-ah-ku-dilay-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-deegaanka-oo-10-khawaarij-ah-ku-dilay-galgaduud\/","title":{"rendered":"Ciidanka deegaanka oo 10 khawaarij ah ku dilay Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka deegaanka ayaa ku dhawaad 10 ka tirsan Khawaarijta ku dilay deegaannada Bood iyo Budbud ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha deegaanka Cali Axmed , Axmed Cabdulle Aadan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay ku raad joogaan firxadka cadowga, wuxuuna shacabka ugu baaqay in ay u istaagaan ciribtirka khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka deegaanka ayaa ku dhawaad 10 ka tirsan Khawaarijta ku dilay deegaannada Bood iyo Budbud ee Gobolka Galgaduud. Guddoomiyaha deegaanka Cali Axmed , Axmed Cabdulle Aadan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay ku raad joogaan firxadka cadowga, wuxuuna shacabka ugu baaqay in ay u istaagaan ciribtirka khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":523470,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523469","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523469"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523471,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523469\/revisions\/523471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523470"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}