{"id":523401,"date":"2024-10-21T12:51:02","date_gmt":"2024-10-21T09:51:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523401"},"modified":"2024-10-21T13:27:07","modified_gmt":"2024-10-21T10:27:07","slug":"safiirka-soomaaliya-u-magacawday-malaysia-oo-boqorka-dalkaa-uu-ka-guddoomay-waraaqaha-aqoonsiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-u-magacawday-malaysia-oo-boqorka-dalkaa-uu-ka-guddoomay-waraaqaha-aqoonsiga\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya u magacawday Malaysia oo Boqorka dalkaa uu ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Safiirka Soomaaliya ee dhawaan loo magacaabay dalka Malaysia, Danjire Cali Maxamed Abukar oo maanta si rasmi ah uga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirinimo boqorka Malaysia, Sultan Ibrahim, kaddib munaasabad ka dhacday dhismaha boqorka ee Istana Negara ayaa sheegay bogga cusub ee xiriirka diblomaasiyadeed oo u furmay labada dal inuu u beddelayo iskaashi wax wadaag ah.<\/p>\n<p>Danjire Cali Maxamed Abukar, ayaa sidoo kale sheegay in uu ku dadaali doono sare u qaadista xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Malaysia.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan diiradda saari doonaa in xiriirka labada dal aan ka sii horumariyo halka uu maanta marayo,\u201d ayuu yiri, isagoo rajo ka muujiyay in uu dhiso iskaashi xooggan oo guulo waaweyn laga gaaro.<\/p>\n<p>Safiirka cusub ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay in Soomaaliya iyo Malaysia ay yeeshaan iskaashi dhow oo dhinacyo badan taabanaya, si loo xoojiyo arrimaha mudnaanta leh oo ay ugu horreeyaan waxbarashada, horumarinta xirfadaha, ganacsiga, dhaqanka iyo is dhexgalka bulshada.<\/p>\n<p>Malaysia oo ah dal ku yaalla koonfur bari Aasiya, ayaa ka mid ah waddamada xiriirka diblomaasiyadeed ee taariikhiga ah uu kala dhaxeeyo Soomaaliya, dalkaanna wuxuu ka mid yahay waddamada ay muwaadiniinta Soomaalida u tagaan arrimaha waxbarashada iyo caafimaadka, taa oo u fududeynaysa in muwaadiniinta Soomaalida ay ku tagi karaan Malaysia iyagoo aan u baahan wax dal ku gal ah, waxaana lagu siiyaa garoommada diyaaradaha ee Malaysia.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-523402\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA00361-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA00361-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA00361-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA00361-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA00361-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA00361-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA00361-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA00361.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-523403\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0036-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0036-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0036-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0036-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0036-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0036-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0036-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0036.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-523404\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0037-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0037-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0037-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0037-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0037-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0037-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0037-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/IMG-20241021-WA0037.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Safiirka Soomaaliya ee dhawaan loo magacaabay dalka Malaysia, Danjire Cali Maxamed Abukar oo maanta si rasmi ah uga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirinimo boqorka Malaysia, Sultan Ibrahim, kaddib munaasabad ka dhacday dhismaha boqorka ee Istana Negara ayaa sheegay bogga cusub ee xiriirka diblomaasiyadeed oo u furmay labada dal inuu u beddelayo iskaashi wax wadaag ah. Danjire [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":523403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523401","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523401"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523408,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523401\/revisions\/523408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}