{"id":523384,"date":"2024-10-21T09:54:56","date_gmt":"2024-10-21T06:54:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=523384"},"modified":"2024-10-21T11:19:17","modified_gmt":"2024-10-21T08:19:17","slug":"qaramada-midoobay-oo-ka-walaacsan-xaaladaha-ka-sii-daraya-ee-dadka-iyo-deegaanka-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-ka-walaacsan-xaaladaha-ka-sii-daraya-ee-dadka-iyo-deegaanka-gaza\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo ka walaacsan xaaladaha ka sii daraya ee dadka iyo deegaanka Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (OHCHR) ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin ciidamada\u00a0 Israa&#8217;iil oo laga yaabo in ay sabab u noqdaan burburka deegaanka iyo dadka reer Falastiin ee ku nool woqooyi Gaza, iyada oo loo sii marayo xasuuqid\u00a0 iyo barakicin.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay waxay si gaar ah uga walaacsan tahay dadka ku nool Jabalia, Beit Hanoon iyo Beit Lahiya, halkaas oo in ka badan 87 falastiiniyiin ah lagu dilay ama la la&#8217;yahay ka dib markii ay Israa&#8217;iil weerartay oo dhulka la sintay dhisme dhan oo la deggan yahay.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa intaa ku dartay in cagaf-cagaf ay leeyihiin ciidamada Israa\u2019iil ay burburiyeen daar ku taallay koonfurta Lubnaan\u00a0 oo ay ku sugnaayeen ciidamada nabad ilaalinta qaramada midoobay oo muddo sanado ah halkaasi ku joogay ogolaanshaha caalamiga ah ee UN-ka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,ugu yaraan 12 gantaal oo Israa\u2019iili ah ayaa ku dhacay duleedka koonfureed ee Beirut ,halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 16 qof, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Lubnaan.<\/p>\n<p>Dagaalka\u00a0 Qaza waxaa illaa hadda ku dhintay \u00a0ugu yaraan 42,603 \u200b\u200bqof ,halka dhaawaca lagu sheegay 99,795,iyadoo sidoo kale duqeynaha Israel ee Lubnaan ay ku dhinteen in ku dhow laba kun oo ruux.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (OHCHR) ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin ciidamada\u00a0 Israa&#8217;iil oo laga yaabo in ay sabab u noqdaan burburka deegaanka iyo dadka reer Falastiin ee ku nool woqooyi Gaza, iyada oo loo sii marayo xasuuqid\u00a0 iyo barakicin. Qaramada Midoobay waxay si gaar ah uga walaacsan tahay dadka ku nool [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":523391,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-523384","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523384","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=523384"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":523397,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/523384\/revisions\/523397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/523391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=523384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=523384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=523384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}